Monthly Archives: April 2008

“Mudane Madaxweyne, wixii khuseeya arimaha doorashooyinka waxaanu kuula macaamilaynaa gudoomiyaha xisbiga UDUB,” Komishanka Doorashooyinka oo jawaab ka bixiyey Hadalkii Riyaale

Hargeysa (Somaliland.org) – Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa jawaab ka bixiyey khudbaddii Madaxweyne Riyaale shalay u jeediyey labada gole ee Baarlamaanka oo uu dhalliil ugu jeediyey Komishanka Doorashooyinka iyo dhalliilo iyo eedaymo hore oo Madaxweynaha iyo xisbigiisa UDUB qoraallo ugu gudbiyeen … read …

Tagged , |

Madaxweyne Riyaale oo ka hadlay Muddaharaadkii ka dhacay Hargeysa, amarna ku bixiyey in la soo baadho ciddii ku lug lahayd iyo G. Deegaanka oo iska riixey eeddii Wasiirka

Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland, Daahir Riyaale ayaa ku tilmaamay khalad maamul oo ay ka faa’iideysteen wax uu ku tilmaamay “fidna-wadayaal” kacdoonkii dhimashada iyo dhaawaca sababay ee Axaddii, 27 April, ka dhacay magaalada Hargeysa. Waxana uu amray Wasiirka Arrimaha Gudaha … read …

Waxba Uu Ku Galgalan Gobol Cusub Iyo Dagmo Cusub

Khadar Aar read …

Kelitalisnimada Riyaale iyo golihii Maanta: “Adeer waad edeb daran tahaye Fadhiiso.. Bilaa edebyahow Aamus,” Madaxweyne Riyaale

Hargeysa (Somaliland.org) – Golihii keli ahaa ee Shacbiga Somaliland sida dimuqraadiga ah u soo doortay, isla markaana ahaa astaan u taagan dimuqraadiyadda Somaliland ayaa ogolaaday inuu hoggaamiyo fadhi la mid ah golihii Shacabka ee Siyaad Barre, isla markaana dhegeysto khudbad … read …

Tagged , |

“Reer Awdal Waa U Karaama-Beel Inay Dhegaha Ka Furaystaan Khilaafka Cakiran Ee Dalku Ku Jiro”

Sidaasna waxa uu Cabdiraxmaan Saylici ku sheegay waraysi khaasa oo uu wargeyska Haatuf xalay la yeeshay, kaas oo uu kaga waramay arrimo door ah oo la xidhiidha xaaladda cakiran ee dalku hadda ku jiro, isagoo shabciga gobolka uu Madaxweyne Riyaale ka soo jeedana u soo jeediyay inay xaaladda dalka dhinaca xaqa ka istaagan ee aanay gar-darro ku raacin Madaxweyne Riyaale, haddii laga gar-darran yahayna cidda ka gar-daran u sheegaan. read …

TACSI: Axmed Maxamed Jaamac

read …

TACSI: Marxuun X. Cumar Xasan Abdullah (Omer Kabrit)

read …

Roobabkii Gu’ga oo Somaliland ka curtay

Sida warara naga soo gaadhay Somaliland caawa ay caddeeyeen waxa Somaliland ka curtay roobabkii Gu’ga. Magaalada Burco ayaa la sheegay in roobabku ka da’ayeen caawa. read …

Tagged |

Marxuum Maxamed X. Ducaale oo si heer qaran ah loogu aasay Burco

Burco (Somaliland.org) – Waxa galabta si heer qaran ah loogu aasay magaalada Burco, Alle ha u naxariistee, Maxamed X. Ducaale Axmed oo ka mid ahaa odayaasha waaweyn ee reer Somaliland, gaar ahaan gobolka Sanaag. read …

Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo qabsoomay iyo go’aamo lagu ansixiyey

KULMIYE Party flagHargeysa (Somaliland.org) – Golaha Dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa shirkiisii u horreeyey maanta ku yeeshay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa. Waxana lagu ansixiyey laba qodob oo kala ah read …

Tagged |

Maxaa Ka indha saabay Adeeg-la’aanta, Xeeladaha Qaawan? By: A.S. Baandheeye

Maxaa shicib-weynaha Somaliland ka indha saabay adeeg la’aanta, hagardaamada, xeeladaha qaawan, iyo qawda maqashii waxna ha u qabanta xukuumadda? read …

Madaxweyne Riyaale oo Khudbaddiisii u dambeysey muddadiisa Madaxweynenimada u jeediyey labada Gole

Madaxweyne Riyaale… waxaan idin xasuusinayaa in uu Sharcigu yahay ka ugu sarreeya ee dalkan lagu maamuli doono. Qofka diida inuu ku dhaqmo shuruucda dalka u taala, wuu siqiiri doonaa, Ummadda dhexdeedana maqaam kuma yeelan doono. read …

Tagged , , |

TACSI: Marxuum Maxamed Xaaji Ducaale (Dhoolayare)

Dhamaan shaqaalaha, maamulka iyo hawlwadeenada Somaliland.Org waxa ay halkan tacsi uga dirayaan qoyska reer Xaaji Ducaale iyo shacabka Somaliland’ba geeridda Marxuum Maxamed Xaaji Ducaale (Dhoolayare) oo ku geeriyooday magaaladda Burco.  Eheladii iyo asxaabtii marxuumka waxaan Ilahay uga baryaynaa inuu samir … read …

Badhasaabka Togdheer Oo Canbaareeyey Shir Burco Lagaga Hadlay Sicir Bararka

Burco (Somaliland.org) – Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Jaamac Cabdilaahi Warsame (Biin) ayaa maanta si adag u canbaareyay kulan lagu qabtey magaaladda Burco islamarkaana waxa uga digey Ganacsatada Hudheelada waaweyn in aanay dhiirigalin iny ku gafaan sharciga dalka. read …

Tagged , |

Boorama Ma Toostay: Hogaanka Ma Diiday

Mustafe Haji Omar read …

Dilka Hani Xasan, Hargeysaay Yaa Loo Haystaa?

Cabdiqani Yuusuf Caateeye read …

Murti Kooban:Goroyo

Daha Farah
read …

Weed Gaaban: Bulshow!!!

Prof Abdisalam Yaasiin Maxamed read …

Wasiir Cirro Falaadhi Gilgilasho kaagama Go’do.

Mohamed Ali read …

Madaxweynah JSL ayaa ka Masuul ah Dilka 4 Dhalinyarro ee Ciidamadu ku Laayeen Hargeysa

Falal noocan ah ayaa ku xigi doona arrintaa shalay Hargeysa, Casimadda Somaliland, ka dhacday, sababta oo ah, Xukuumadda oo u baratay in dadku u dul qaataan qaladaadkeeda ayaa u aragta in Xukunka Somaliland ku haysan karto xaalad abuur noocyadan ah. Bal eega, wax ciidan laga soo buuxiyey casimad Hargeysa. read …

Goleyaasha Iyo Hadalkii Riyaale

Waxaa maanta labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada si wada jir ah ugu jeediyey qudbad Madaxweynaha waqtigiisii dhamaanayo ee Riyaale. Hadal dheer oo dhinacyo badan taabanaya oo malaha loogu tala galay qudbad sanadeedkii ayaa sida lasheegay waxaa fadhiyey 138 mudane oo labada gole ah … read …

Tagged , |

Dukaankaygu sow nabadda ma iibiyo?

Habeenkii koowaad ee kartuushkaasi u hoydo dukaankayga il iyo baal isuma keenin, waan werweray, aroortiina neef weyn baa iga soo boodday markaan hubsaday inuu weli halkiisii yaallo oo sidii kor ugu jeedo. Habeenkii xigay tabtii oo kale, oo kii xigay, oo toddobaad iyo mid kale, iyo bil iyo sannad iyo sannado badan, kartuushkii halkiisii uun buu soo yaallaa, kor u jeedaa, waxba kuma kordhaan waxna kama dhacaan. read …

Madaxweyne Riyaale oo berrito hortagaya labada Gole ee Baarlamanka

Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa la filayaa berrito inuu hortago labada gole ee Baarlamaanka – Guurtida iyo Wakiillada – halkaas oo uu hadal uga jeedin doono xildhibaanada labada Aqal. Warka sheegaya in Madaxweyne Riyaale berrito … read …

Tagged , |

Guddida dhaqaalaha ee G. Wakiillada oo jawaab ka bixiyey hadalkii madaxtooyada

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, kaas oo ay Madaxtooyadu si kulul ugaga jawaabtey hadal ka soo yeedhey guddida oo ku saabsan Tacriifadda Dekeddu kordhisey iyo koru … read …

Tagged , , , |

Labada Xisbi ee UCID iyo KULMIYE oo si wadajir ah oo adag ugu cambaareeyey xukuumadda dhacdadii shalay

Hargeysa (Somaliland.org) – Labada ee Xisbi Mucaaradka ah, KULMIYE iyo UCID, ayaa si adag ugu cambaareeyey sidii ay xukuumadda Madaxweyne Riyaale ula dhaqantay dadkii muddaharaadka cabashada ah sameeyey shalay, waxayna ku eedeeyeen xukuumaddu inay isticmaashay xoog dheeraad ah oo sababay dhimasho iyo dhaawaca soo gaadhey dad shacab ah. read …

Tagged , , |