Monthly Archives: March 2008

Awrka DAMBE Awrka HORE SAAN QAADKIISUU LEEYAHAY!

Qalinkii: Shueib A. Gaboose read …

Tacsi:Marxuumad Hibo Guuleed Jaamac

Abdisalaan iyo Faisa read …

Tacsi:Marxuumad Hibo Guuleed Jaamac

Ahmed H Nur, Oslo Norway read …

SIYAASADDU GEDDAA MAAHA

Salma Maxamed read …

Xisbiga Kulmiye ee gobolka Leiscestershire UK oo doortay guddoomiye Cusub.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 27th March 2008, ayaa shir lagu qabtay Hotel Ibbis ee magaalada Leiscerter waxa isugu yimid dad tiradoodu gaadhayso 150 qof oo ka kala socday qaybaha bulshada ee deggen gobolka leiscestershire ee dalkan Ingiriiska read …

Mr. Riyaale’s perplexity in governing is a recipe for a civil war and polymorphic constitution.

Mohammed Bahdoon, Bsc.Comp.& Math. read …

Madaxweynow Dalka Iyo Dadkuba Gurmad Abaareed Bay kaa Sugayeen Ee Ka Daa Siyaasada

Maxamud Lafcanbe
Toronto, Canada read …

Daahir rayaale wuxu ogaaday in ina adeedrkii uu ina abtigu ka xasarad yar yaha, gardaradii reer Awdalna wuu qadan kari waayay.

Cabdale Farah Sigad read …

KULMIYOW XUSUUSO

Kulmiyow xusuuso dhaktarka Boorame ee laga soo qayliyey. Xusuuso bukaan-socoda irridda leysku hortaagay, lagu xidhay lacagta. Xussuo inuu halkii nafti kaga baxday. Maydkiisu muddo yaalay ilaa dadweyne u kacay. Xusuuso Isbitaalka Ceerigaabo ee hawshiisu is taagtay. Ogsonow in Ceeri magaalo madax u tahay gobalka ugu weyne ee dalka waa Sanaag ah.

read …

Rhoda- Shame On You For Beating Up The Drums of War In Somaliland & Slandering the Guurt

Ahmed Kahin read …

Riyaalow dhedo roob noqon weyday

Daha Farah
read …

FAALO: DAMACA SIYAASIGA IYO DAREENKA SHACABKA

Jaamac cabdillaahi suleymaan read …

6 gobol iyo 16 degmo

Sida dadweynaha reer Somaliland intooda badani la socoto, waxaa madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Riyaale dhawaantan magacaabay 6 gobol iyo 16 degmo . Sida warsaxaafadeedka madaxtooyada kazoo baxay lagu sheegayna arinka waxa loo gudbinayaa Wasaarada arimaha gudaha si loo mariyo xeerka … read …

Xukuumada M/weyne Riyaale Iyo Xisbul Xaakimka Udub Oo Wada Qorshayaal Ay Ku Carqaladaynayaan Shirweynaha 2-aad Ee Xisbiga Kulmiye.

Hargeysa (Somaliland. org) Xukuumada uu hogaamiyaha ka yahay Madaxweyne Riyaale iyo xisbiga talada dalka haya ee UDUB ayaa wada qorshayaal ay ku carqalad gelinayaan xaalada nabad gelyo iyo habsami u socodka shirweynaha labaad ee xisbiga KULMIYE oo lagu wada inuu … read …

Xubno Ka Mida Ergooyinkii G.Togdheer Oo Shil Ka Soo Gaadheen Gaadhi Dhimasho Iyo Dhaawac.

Hargeysa (Somaliland. org) Hal qof ayaa ku dhintay afar kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii uu gaadhigii ay saarnaayeen kula dhacay maanta duleedka magaalada Berbera. Xubnahan oo ka mid ahaa ergooyinkii gobolka togdheer uga qayb geli lahaa shirweynaha labaad … read …

Haweenay Uur Leh Oo Biyo La’aan Ugu Dhimatay Deegaan Ku Yaala Gobolka Hargeysa Iyo Kulan M/weyne Ku Xigeenku La Yeeshay Hay’adaha Samo-falka

Hargeysa(Somaliland.org) Wasiirka horumarinta reer miyiga Fu’aad Aadn Cade ayaa daboolka ka qaaday in qofkii u horeyay ee u dhinta biyo la’aan ay ka dhacday deegaamo ku yaala gobolka hargeysa,isla markaana ay qof dumara oo xaalimo ama uur leh ay ugu … read …

“Ergooyinkii Shirka Intoodii Badnayd Way Soo Gaadhay Hargeysa..,Ummadduna Way Ku Hungowday Hogaankan Loo Igmaday Talada Dalka”..Wareysi..Gudoomiyaha Gudiga Qabanqaabada Shirweynaha 2-aad Ee Xisbiga Kulmiye Dr, Axmed Muxumed Madar.

Hargeysa(Somaliland.org) Gudoomiyaha gudiga qabanqaabada shirweynaha labaad ee xisbiga kulmiye Dr, Axmed Muxumed Madar ayaa sheegay in hawshii shirweynaha labaad ee xisgiga kulmiye ay meel fiican oo gabogebo ah mareys oo la qaban doono waqtigii loo cayimay,isla markaana ay intii badnayd … read …

Madaxweyne Riyaale Oo Ka Qayb Galay Xaflad Loo Sameeyay Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaaladii Somaliland Iyo Putland.

 Hargeysa(Somaliland.org) Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta ka qeyb galay xaflad lagu sii sagootiyay 79 maxbuus oo uu todobaadkii hore cafis u fidiyay oo lagu qabtay dagaaladii ku dhexmay Somaliland iyo maamul-gobleedka Putland dhinaca gobolka Sool. Maxaabiistaasi oo isugu jira 68 … read …

Hadal haynta raxan wasiiro ah oo Madaxweyne Riyaale soo wado

 Hargeysa(Somaliland.org) Madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa la filayaa inuu soo saaro magacyad raxan wasiir-dawlayaa iyo wasiiro isug jira oo ka mid noqoda golahiisa xukuumada. warkan oo aan si rasamiya uga soo bixin qasriga madaxtooyada balse sida ay sheegeen xogo … read …

Golaha Wakiilada Oo Ku Celinkari Waayay Guurtida Xeerkii Doorashada Golayaasha Deegaanka Iyo Madaxtooyada Iyo Mooshin La Filayo In La Horkeeno Golaha

March,24,2008 Hargeysa(Somaliland.org) Golaha wakiilada Somaliland, ayaa maanta cod ay u qaadeen ku guuldaraystay inay dib ugu celiyaan golaha guurtida xeerkii Doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo madaxtooyada oo golaha guurtidu wax ka bedel iyo kaabid ay ku soo sameeyeen ku soo celiyay … read …

Maxaa dalalka qaar qayrkood ka reebay? – Gabay: Sow qorshe la’aan maaha

Khadar Axmed Barkhadle read …

Somaliland Waa Hooyadii Qarannimada Somalia

Jamal Ali read …

No more Awdal

Cabdale Farah Sigad read …

Muddadii Maxlaalka iyo Mooge iyo Maguuraan

Abdulalim Mohamed Farah read …

Mustafe Muxumed Cadar iyo Zeinab Xasan Axmed

Meher wacan read …