Monthly Archives: March 2008

Qaybtii 4′aad Sawirda Shirka KULMIYE, Hargeisa, Somaliland

Qaybta 4aad ee sawirada Shirka xisbiga KULMIYE Mar 29, 2008 read …

Speech by Jenny Sonesson Secretary-General Liberal Women of Sweden

Jenny SonessonAs a member of the Liberal in Sweden, I’m glad to be here today at this fantastic conference of KULMIYE. It’s always pleasant to be among friends who share the same values as you. No matter if you are in Stockholm or Hargeisa. read …

Tagged , |

Kulmiye: Gunaanadkii Shirweynaha, Kelmadihii Hogaanka Cusub Iyo Qaarkamida Ergada Culus

“Tollow iyaga iyo UDUB ma isku mid baa mise waxbay kaga duwan yihiin haddii ay fursadaa helaan. Waxaan filayaa Kulmiye mushkiladii dhexdiisa haddii ay jirtayba inay ka fara xasheen” Abwaan Hadraawi read …

Baaqa Shirweynaha Labaad ee Xisbiga Kulmiye 29 – 31 March, 2008

“Dhalinyaradu waxay si isku mid ah uga tahriibtaa Muqdisho oo dagaalo ka socdaan iyo Hargeysa oo nabada” Baaqa Kulmiye” Sidaa waxa yidhi Xildhibaan Cartan oo ka waramayay baaqa shirweynaha Kulmiye..

read …

Saan-saantii Saadaashii Sarraynta Kulmiye Saakay Rumowday

Axmed Yuuuf Ducaale, London, UK read …

The KULMIYE Party 2nd Convention: The Beginning of a New Dawn in Somaliland

Farah Ali Jama, Ottawa, Canada. read …

Hogaankii Xisbiga Kulmiye Oo La Doortay Iyo Ansixinta Darstuurka Iyo Barnaamijka Xisbiga

KULMIYE Party flagShirweynihii Labaad ee Xisbiga Kulmiye oo galay maalintiisii 3-aad ayaa lagu doortay hogaanka cusub ee Xisbiga hogaamin doono Shanta Sano ee soo socootga. Waxana lagu doortay Guddoomiye, iyo afar ku xigeen iyo Xoghayaha xisbiga. read …

Socdaalkii Hogaanka UCID ee Yurub iyo W. Ameerika: Horaantii 2008

Socdaalkii wadamada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika ee sanadkan 2008 wuxuu la mid ahaa kuwii ay horay ugu tegi jireen wadamadaas iyo adduunka intiisa kaleba tan iyo intii xisbiga cadaaladda iyo daryeelka la asaasay 2002 iyo intii ka horeysay illaa iyo markii ay shacbiga Somaliland go’aansadeen iney gobannimadoodii qaaliga aheyd dib ula soo noqday May 1991. read …

Tagged |

A Message to KULMIYE 2nd Convention: Hargaysa Somaliland

I am not a member of your party, but like all Somalilanders I am praying for your success. And I pray for our nation to be blessed with strong leaders and stronger political parties that can keep us free from the darkness of one party state and ugliness and primitiveness of a Personality Cult. – Dr. Abdishakur Jowhar read …

Tagged |

Shir Sanadeedkii Xisbiga KULMIYE Oo Kadhacay Cardiff

Magalada Cardiff casimada Welishka ee carada Biritaniya ama ingiriiska waxaa ka dhacay huteelka weyn ee caanka ah ee loo yaqaano Future Inn munaasabad aad iyo aad u qiimo badan taas ooy kasoo qayb galeen dad aad u faro badan oo taageera xisbiga KULMIYE iyo dhamaanba axsaabta kale ee Somaliland (Sawirro). read …

She is a surviving veteran

Out of the all the pictures on the first day of the KULMIYE 2nd Conference was that of a much loved much respected woman I met in Hargeisa last year. She is a surviving veteran, one of the many Somaliland women who fought with the gun and took part of the suicide missions that has saved the country. When I saw her standing in the middle of the tent reciting, of course, one of her fantastic poetry, I knew the meeting was a success and women have been made an integral part of the KULMIE read …

Qaybtii 3′aad Sawirda Shirka KULMIYE, Hargeisa, Somaliland

Qaybta saddexaad ee sawirada Shirka xisbiga KULMIYE Mar 29, 2008 read …

Maalintii Labaad & Shir-weynaha Kulmiye

Hargeysa(Somaliland.org)- Shirweynaha labaad ee xisbiga Kulmiye ayaa maalintiisii labaad si habsami ah uga socda Ambasaador Hotel ee Magaalada Hargeysa. Shirweynahan oo socon doona muddo Saddex maalmood ah waxa warbixino ka jeediyey Masuuliyiin ka socda Lixda Gobol ee dalka iyo xubno … read …

Qudbadii Birgitta Ohlsson ee Shirka Xisbiga KULMIYE, Hargeisa, Somaliland

Birgitta Ohlsson is a member of the Swedish Folkpartiet PartyAfhayeenka siyaasada arimaha dibeda isla markaana ah xubin ka mid ah baarlamanka oo ka socota xisbiga folkpartiet, xisbiga liberalka Iswidhan. “Anigoo saaxiib la ah dimuqraadinimada Somaliland iyo xisbiga kulmiye ayaan idiin soo gudbinayaa salaan ku socota kogereska/shirweynaha. Badanaa waxaan idhaahdaa Somaliland waa ubax …” read …

Tagged , , , |

Xafladdii Lagu Soo Dhaweeyay Xildhibaan Cali Xasan Maxamed – Bristol, UK

Xildhibaan Cali XasanMaxamed (Cali Marexaan) ayaa aad loogu soo dhaweeyey xaflad aad loo agaasimay oo lagu qabtay Xarunta Ururka Amaana MagaaladaBristol UK, xafladaas waxaa soo Agaasimay Jaaliyada Somaliland ee Bristol ee cariga ingiriiska, Ururka Amaana Iyo Ururka Horumarinta Togdheer (TAF), waxaana goobtaas aad u soo buuxiyey dadweyne aad u badan oo Somaliland ah oo degan Bristol iyo Nawaxigeeda. read …

Khudbadii Gudoomiye Xigeenka Komishanka Iyo Marti-sharafta Kale Ee Shirweynaha 2-aad Ee Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (Somaliland.Org) Shirweynaha labaad ee xisbiga KULMIYE oo ay ka soo qaybgaleen goobjoogayaal doora oo kala socday hay’ado.caalami ah, kuwo wadani ah, shirgudoonada labada aqal ee baarlamaanka, wakiilka ka socday sarkaalka itoobiya u fadhiya Somaliland iyo xaubno ka mida gudiga … read …

Tagged |

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Qaran Iyo Khudbadii Uu Ka Jeediyay Shirweynaha Labaad Ee Xisbiga Kulmiye.

Hargeysa(Somaliland.Org) Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Qaran Dr,Maxamed Cabdi Gaboose ayaa khudbad uu ka jeediyay shirweynaha labaad ee xisbiga Kulmiye oo manta si rasmi ah uga furmay Hotel Ambaasadoor ee Caasimada Hargeysa.Khudbadan Dr Gaboose oo dhinacyo badan taabanaysa isla markaana uu arimo … read …

Tagged , |

In His Speech, Silanyo Touched Many Issues …

Axmed SilanyoThe Chairman of Kulmiy Mr. Ahmed Mohamed Mohamoud (Silanyo) addressed many issues affecting Somaliland in his opening speech read …

Tagged |

Sawirada Q2 – Shirka KULMIYE ee Hargeisa ka furmay

Qaybta labaad ee sawirada Shirka xisbiga KULMIYE Mar 29, 2008 read …

Sawirada Shirka KULMIYE ee Hargeisa Ka Furmay

Sawirada Shirka xisbiga KULMIYE ee ka furmay Hotel Ambassador, Hargeisa, Somaliland read …

Khudbadihii Gudoomiye Axmed Siilaanyo, Gudoomiyaha Shirgudoonka Cusub Iyo Gudoomiyihii Gudiga Qabanqaabada Xisbiga:

KULMIYE Party flagWaxaan raali-gelin ka bixinayaa iyada oo shirkani dib uga dhacay wakhtigii loogu talo-galay. Waxa wakhtigaa yari fursad noo siiyay inay dad badan oo qiimo lihi nagu soo biiraan. Higsiga KULMIYE waxa weeye horumar, cadaalad, nabdayn iyo aqoonsi caalami ah read …

Shirweynaha Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Hotel Ambaasadoor.

Shirweyanahan oo si weyn loo soo agaasimay waxa ka soo qayb galay in ka badan lix boqol iyo kontay xubnood oo isugu jira ergay,goobjoogayaal iyo marti sharaf kale,waxayna ergada shirka ka soo qaybgashay gaadhaysaa 573-Ergay oo ka kala yimi lixda gobol ee Somaliland iyo qurbo jooga reer Somaliland ee taageerada xisbiga Kulmiye.Xubno laga soo casuumay Xisbiga UCID iyo Ururka Qaranka read …

Siiranyo’s speech

Axmed SilanyoIt is important to delineate what KULMIYE stands for and its vision. The cornerstone of KULMIYE’s vision is the development and the institutionalizing of a lasting organization that embodies the aspirations of the people: Peace and security, economic and social development, democracy, unity, justice underpinned by accountability and transparency and a relentless campaign towards political recognition that leads to UN membership read …

Qormadii 3aad, Ee Macna Yare Mulac Dabe Mallaay Xadhig Ku Xidhe

Axmed Yuusuf Ducaale… murama naagoodle macaan iyo qadhaadh aan is geyin meel isugu keene micnihii iyo ujeeddaduu lahaa muujin kari waaye — Ahmed Haji Yussuf Dualeh, London, UK read …

Xildhibaanadii Barlamaanka Somaliland oo ku sii jeeda Wadankii

Dhamaan xildhibaanadan ayaa culus aad u badan ka soo waajahay iminka Jaaliyadaha Somaliland ee Yurub oo ku khasbay inay si dega dega u noqdaan wadankii sida ay noo sheegeen Qaar ka mida xildhibaanadaasi, Xaaladaha ka soo kordhay wadankii awgood oo aad looga qayliyey sida magaacabida Gobolada iyo Degmooyinka la magaacabay Wasiiro iyo wasiirdawlayaal La hadalhayo iyo weliba arinta Doorashada oo wadnaha farta lagu hayo, arimaahasoo dhan ayaa ku qasbay inay soo dedejiyaan xildhibaanadu Safarkoodii Shaqo ee ay ku joogeen Wadanka Ingiriiska. read …