Monthly Archives: February 2008

Illaahow eexona hanagategin aqoona Hanacadaabin.

Xaad Mohamed Daahir read …

TACSI:Marxuum Mooge Ismail

Ahmed H Nur, Oslo
read …

Jawaab: “QIIMO INTEE LE’EG AYEY KELMEDU KUGU JOOGTAA?”

Rashwan Y. Muhumed read …

Only Majerteen are Puntland citizens according to a prominent Puntland minister

Mohamed Sougal read …

XAALADA DHAQAALE EE CEERIGAABO

Saeed Mohamed Ali Abu Dhabi read …

XAAL MAAD KA BIXIN-maanso jawaab ah!

Sa’eed Mohamoud Gahair read …

Dhagaxtuurkii 1982 iyo dugsiga sare ee Tima-cade ama Qalax (gabiiley).

Cali Cumar Xasan. read …

Fadhigii Golaha Wakiillada ee maanta oo qabsoomi waayey iyo gilgilista Shirguddoonka

Hargeysa (Somaliland.org) – Fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada ayaan qabsoomin, kadib markii uu buuxsami waayey Kooramkii uu fadhigu ku furmi lahaa, iyada oo ay jirto xiisad golaha ka dhex taagan.Golaha Wakiillada Somaliland oo kalfadhigiisa 6aad uu si rasmi ah u … read …

Tagged , |

Madaxda Komishanka Doorashooyinka ee Gobolka Togdheer iyo Degmada Burco oo la magacaabay

Burco (Somaliland.org) – Xubnaha weftiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Gobolada Bari oo uu hogaaminaya Gudoomiye -Ku Xigeenka Komishanka, Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa magaalada Burco kaga dhawaaqay magacyada xubno ay u magacaabeen in ay noqdaan madaxda Komishanka Doorashooyinka eee Gobolka … read …

Tagged , |

Dhulkii Awliyada: Dayaca Hadheeyay,Khayraadka Ku Duugan,Dareen La’aanta Xukuumadda Iyo Damanaanta Dadweynaha. Warbixin Liibaan Maaweel

 Gobolka Sanaag waa gobolka ugu balaadhan gobolada Jamhuuriyada Somaliland,waana gobolka ugu xeebta dheer gobolada dalka,isla markaana leh deegaan ka kooban buuraley ay ka mid tahay buurta ugu jooga dheer dhulweynihii la isku odhan jiray Soomaaliya,dhul beereed iyo dhul daaqsimeed aad … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Axad, 24 February

 Hirdanka siyaasadeed iyo hawlaha shirweynaha Xisbiga Kulmiye halkay marayaan?    Hargeysa (Ogaal)  – Gudoomiyaha Gudiga qaban qaabada shirweynaha xisbiga Kulmiye Axmed Muxumed Madar ayaa sheegay inaanay jirin wax khilaaf ah oo ka taagan qabashada shirweynaha xisbiga Kulmiye oo la mudeeyay … read …

Madaxweyne Riyaale oo dalka ku soo laabtay

 Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu soo dhammaystay socdaal ujeeddadiisa aan la ogeyn oo uu ku tegey dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Riyaale oo ay weheliyeen Wasiirrada Arrimaha … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii maanta, Sabti, 23 Febr.

 Wasiirka Deegaanka oo ka hadlay Ugaadhsato Carbeed oo dalka laga saaray “Sharciga yaalaa waxa weeye, Haddii Ugaadhsato meel tagto oo ay ku horayso, kuwo kale inay ka daba tagaan ma ogolin,” Hargeysa (Ogaal)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Md. … read …

Xildhibaan Cali Mareexaan Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Liverpool iyo Wacdarihii ka Dhacay Goobtaas

Xildhabaan Cali Maxamed Xasan ( Cali Mareexaam) ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey, xaflad aad loo soo aggaasimay oo lagu qabtay xarunta Jaaliyada Somaliland ee Liverpool. Xafladaas waxaa soo agaasintay Jaaliyada Liverpool,ee Cariga Ingiriiska, waxaa goobtaas ka soo xaadiray dadweyne … read …

Burco: Madal Kulmisay Mucaarid iyo Muxaafid oo Hadalo Kulul la Isku Weydaarsaday

Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda, xisbiyada mucaaridka iyo urur-siyaasadeedka QARAN, ayaa dood iyo hadallo duurxul ah isku weydaardsaday munaasibad loo qabtay furitaanka hay’ad waddani ah oo ka shaqayn doonta habka maamul wanaaga oo shalay ka dhacday Hoteelka City Plaza ee magaalada … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Khamiis, 21 Febr.

Socdaalka Condeleeza Rice ee Kenya iyo saamaynta SomalilandAddis Ababa (Jimma Times/Ogaal)- Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Condeleeza Rice, oo lagu wado inay saaka gaadho magaalada Nairobi, ayaa isku deyaysa inay heshiis soo gunaanadaya qalalaasaha Kenya ka taagan dhex-dhigto dhinacyada siyaasadda dalkaa … read …

Macna Yare Mulac Dabe Mallay Xadhig Ku Xidhe Murama Naagoodle

Ugeebka UDUB waxay siyaasadii u fahmey in la xag-xagto waayeelka Ummadda, in la’ximiyo xisboyada kale, iyo inay xukuumadu tahay mulki ay iyagu leeyihiin. iyagoo illowsan inuu adhigii daasad ka il-baxay, iyagoo isu qaatay in waxay sheegaanba siday u yidhaadaan loo guntado. Taasbaa keentay in sebigu sareeye sariirto. Qalinkuse wuxuu ka leeyahay sidan…Axmed Xaji Yuusuf Ducaale read …

Madaxweyne Riyaale oo ka soo ambabaxay Abu Dhabi kuna soo jeeda

 Abu Dhabi, UAE (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland, Daahir Riyaale Kaahin ayaa xalay ka ambabaxay magaalada Abu Dhabi ee xarunta Isu-tagga Imaaraadka Carabta, isaga oo dib ugu soo noqonaya xarunta Somaliland ee Hargeysa, kuna soo hakanaya Addis Ababa. Madaxweyne Riyaale waxa … read …

Shirweynaha 2aad ee Xisbiga KULMIYE oo la muddeeyey iyo guddida Fulinta oo ansixisay

 Hargeysa (Somaliland.org) -Xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE ayaa isku raacay wakhtiga uu qabsanayo Shirweynihiisa 2aad, kadib markii uu soo go’aamiyey Guddida Qabanqaabada Shirweynuhu. Shirweynaha 2aad ee Xisbiga KULMIYE oo muddo dheer qabanqaabadiisu socotey ayaa guddida qabanqaabadu waxa uu go;aamiyey … read …

Tilmaamaha Guud Ee Looga Baahan Yahay Guddoomiyeyaasha Maamulka Goboladda: By Axmed Aadan Cali (Goodir)

- Xilka iyo waajibaadka shaqada Guddoomiyeyaasha maamulka Gobollada ma aha mid fudud oo qof kastaa hawaysan karo in loo magacaabo, waxayna taasi rabtaa hogaamin wax-tar ah oo kala hagta dhamaan shaqada Xaasaasiga iyo muhiimka ah ee Maamulka Gobollada ee ay … read …

UFFO – Gabay: By Foosiya Axmed Maxamed (Foosiya Hormood)

 Uffo dhalinyarteenii markii dhibaha loo geystey Xabsiyada waxa loogu riday yey wax soo dhicine Dhagaxaydin qaadeen nacabkii waa ka dhiciseene Dhiidhiga markii ay galeen dhagar kuwii diiday Dhirbaaxooyinkii lagula kacay cadowgii dhaanteeyey Ninkii dhaadayoow dharaarahaa wey dhanaantahaye Nin waliba wixii … read …

Weftiga Madaxweynaha oo Diiday in uu Saxaafada Carabta la hadlo Intii uu Joogay Imaaraatka.

Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa u soo dhamaaday Safar dhuumasho ah oo uu Imaaraatka ku joogay. Waxa wefdigu ku yimi fiise siyaare laga soo saaray diiwaanka uu leeyahay Shiikh Xamdaan Binu Zayed oo ah Raiisal-wasaare ku-xigeenka labaad, isla markaana ah Madaxa … read …

“Ma garanayo goorta deeq Burco iyo Hargeysa la gaadhsiiyey reer Boorama dembi ka dhigeen” Cabdiraxman Saylici

 Cabdi-Raxmaan Saylici, Oo Difaacay Sifihii Xisbigiisu U Wareejiyeen Deeqdii Qalabka Caafimaad Musharraxa xisbiga Kulmiyeee mansabka Madaxweyne kuxigeenka, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa dafaacay sifihii xisbigiisu kula wareegeen iyo sidii ay qalabkii caafimaad oo deeqo ahaa ugu wareejiyeen wasaaradda Caafimaadka iyo … read …

Meeting with Somaliland Cross-Party Parliamentary Group

25 February 2008, 13:30-15:00
read …

Hassan Ganey and Rashiid Gadhwayne: The Role of Somali Poetry

Sunday, February 24, 2008- 1PM – 5:30 PM
read …