Monthly Archives: February 2008

Conference : Family affairs & sharing experience

15 March 2008 10-4.30 pm @London Muslim Centre
read …

The Anti- and Pro-Hardliner Arguments of Somaliland Separation Issues.

Mohamed Awaleh read …

Koomishanka doorashooyinka Oo Madaxweyne Rayaale U Gudbiyay Qoraal Ay Kaga Dalbanayaan In Laga Bedelo Xubintii UCID Soo Magacowday

 Hargeysa (Geeska) – Lix xubnood oo ka tirsan toddobada xubnood ee Koomishanka doorashooyinka qaranka ayaa Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin u gudbiyay qoraal ay kaga dalbanayaan in laga bedelo Md. Axmed Maxamed Xaaji, oo ah xubin ka tirsan Koomishanka doorashooyinka Qaranka. … read …

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo cambaareeyey go’aanka Madaxweyne Riyaale ku gaadhey in aanu saxaafadda uga warramin socdaaladiisa iyo Jawaabo ay ka bixiyeen Wasiirro

 Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa cambaareeyey go’aanka Madaxweyne Riyaale ku gaadhey in aanu u warramin saxaafadda marka uu dibadda u dhoofayo iyo marka uu ka soo noqdoba. Waxana uu ku tilmaamay taas … read …

The U.S. and Somaliland: A Strategic Guide to Partnership

J. Peter Pham, Ph.D. A great deal has transpired in the little over two months since I last raised the question of Somaliland in this column, repeating a call I made two years earlier: “Since the disintegration of the Siyad … read …

Tagged , |

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Khamiis, 28 February

  “Waxqabadkii nalooga fadhiyay Gole deegaan ahaan maanaan qaban, Sababtoo ah” Maayar ku-xigeenka Degmada Gabiley Marwo Khadra Xaaji Gaydh Hargeysa (Ogaal)- Maayar ku-xigeenka Degmada Gabiley, Marwo Khadra Xaaji Gaydh ayaa ku dooday sida loogu baahan yahay in dalka laga hir-geliyo … read …

Xafladdii iyo soo dhoweyntii Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland loogu qabtay Caasimadda Imaaraadka Abu dhabi.

Wasiirka oo si tafa tiran uga war bixyey Xalaadihii kala duwanaa ee dalku soo maray iyo halka uu maanta ku suganyahay, ayaa aad ugu nuux nuuxsaday wejiyada kala duwan ee waddanku horu marka ku gaadhey iyo wixii dhiman sida la isaga kaashan lahaa ee loo gaadhsiin lahaa yoolka uu hiigsanayo iyo guri barwaaqo. read …

The Anti- and Pro-Hardliner Arguments of Somaliland Separation Issues.

Mohamed Awaleh read …

Webi Salaamaad

Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd” read …

Tacsi:Marxuum Siciid Cabdilaahi Cigaal

Dhambaalada Tacsiyaha ee Loo dirayo Marxuumka read …

Ururka TAF Oo Deeq Lacageed Gaadhsiiyey Guddida Horumarinta Togdheer

Ururka TAF,ee fadhigiisu yahay cariga UK,ayaa maanta deeq lacageed  gudoonsiiyay Gudiga Horumarinta Togdheer,oo iyagu gacanta ku haya dhismaha cisbitaalka Dimirka Burco. Munaasibada loo sameeyay gudoosiinta deeqdan lacageed oo lagu qabtay xarunta Jaamacada ayaa waxa ka soo qaybgalay xubnaha gudiga horumarinta,Salaadiinta,madaxda … read …

Ma Cadda Qorshaha Diiwaan Gelinta Komishanka S/Lanad

Cabdillaahi M. Dahir read …

Hadalna La Kala Oran Og Allena La Kala Baryi Og Ee Allow War La’aan Hanna Cadaabin!!!

Shueib A. Gaboose
read …

Prof: Aar iyo Senator Obama oo Isku Jaamacad ka Soo Baxay ma ku Guulaysandoonaa Doorashooyinka soo Socda

Haybe Omar
read …

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Coventry

Xildhibaan Maxamed faarax Qabiile ayaa aad loogu soo dhaweeyey xaflad aad loo agaasimay oo lagu qabtay xarunta Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Coventry . xafladaas waxaa soo agaasimay Jaaliyada Somaliland ee Coventry ee cariga ingiriiska , waxaana goobtaas aad u soo … read …

Xukuumadda Somaliland oo ku dhawaaqday in dalka ay ka jirto Xaalad Abaareed: Qorshe Rabbi-bari ah iyo Baaq Caalami ah

 Hargeysa (Somaliland.org) – Xukuumadda Somaliland ayaa maanta markii u horreysey ku dhawaaqday inay dalka ka jirto xaalad adag oo abaar iyo biyo la’aan ah. Madaxweynekuxigeenka Somaliland, mudane Axmed Yuusuf Yaasiin oo madax u ah Guddi Madaxweyne Riyaale u magacaabay Abaaraha … read …

Tacsi Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE u diray shacbiga reer Sool

 Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal tacsi ah u diray dadweynaha gobolka Sool iyo guud ahaan shacbiga Somaliland, geerida ku timi Alle ha u naxariistee, Garaad Ismaaciil Ducaale oo maanta lagu aasay Magaalada Laascaanood, … read …

Guddoomiyekuxigeenka Komishanka Doorashooyinka oo beeniyey inuu walaac ka muujiyey sida diiwaangelintu ka qabsoomayso Gobolka Togdheer

Ceerigaabo (Somaliland.org) – Guddoomiyekuxigeenka Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Mr. Xirsi Cali X. Xasan oo horkacaya weftiga Komishanka ee kormeerka ku maraya saddexda gobol ee Bariga Somaliland ayaa sheegay in aanu jirin wax walaac ah oo uu ka muujiyey sida diiwaangelinta codbixiyayaasha … read …

Tagged |

Garaad Ismaaciil Ducaale oo ku geeryoodey Laascaanood

 Laascaanood (Somaliland.org) – Garaad Ismaaciil Ducaale oo ahaa iminka Garaadka ugu weyn Isimada reer Sool ayaa galabta ku geeryoodey magaalada Laascaanod ee xarunta Gobolka Sool, halkaas oo berrito lagu aasi doono. Alle ha u naxariistee, Garaad Ismaaciil Ducaale waxa uu … read …

Photo of Obama in African garb emerges as Clinton renews attacks

A flap erupted when some Internet sites on Monday posted a photo of Obama in Somalian garb, including a white turban. When the Obama campaign charged that Clinton aides had leaked the photo – taken during a 2006 trip to Africa – the Clinton campaign manager, Maggie Williams, tried to turn the matter back at the Obama team, even though her camp has not denied any role in distributing the photo. read …

DJibuuti: Hayaanka Higsiga Horumarka By: M. Jaambiir, Tifaftiraha Wargeyska Ogaal

 Waa Jamhuuriyad waqtigan u eg mid dad badan kulmisay, soo jiidashada waxtar iyo qaneecaadka wax gashiga ayaa u muuqata ciyaar si fiican u dheelayaan. Isla-markaana ay ku hanteen barnaamijyo horumarineed oo qruxiyay Muraayadooda, dhaqaale shaqo, waxbarasho iyo guud ahaanba adeegyada … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Isniin, 25 Febr.

 Taliyihii hawlgelinta Ciidanka Puntland oo geeriyooday Ciidan iyo Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland oo gaadhay Badhan Ceerigaabo(Ogaal) Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Somaliland mudane, Cali Maxamed Qoorseef  oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Saraakiisha iyo ciidamada Qaranka ayaa … read …

Sarkaal La Sheegay Inuu Ka Tirsan Mukhaabaraadka Masar Oo Booqasho Gaaban Ku Yimi Somaliland

Hargeysa, February 21, 2008 (Haatuf) Ashraf Al-Wardani oo loo malaynayo inuu ka tirsan yahay mukhaabaaraadka dalka Masar ayaa dhawrkii maalmood ee ina dhaafay booqasho gaaban ku yimid dalka Jamhuuriyadda Somaliland. read …

Xukuumadda Somaliland Oo Koox Carab Ah Ka Joojisay Ugaadhsi Ay Hore Ruqsad Ugu Siisay Shimbiraha Iyo Duur-Joogta

Xukuumada Somaliland ayaa Ugaadhsato u dhashay dalka Imaaraadka Carabta ka joojisay inay dhamaystaan howlihii ay dalka u yimaadeen iyaga oo aan dhamaysan mudadii ogolaanshaha loo siiyay kadib markii sida la sheegay lagu eedeeyay in ay ka talaabeen Aagii loo cayimay inay ka ugaadhsadaan shimbiraha iyo ugaadha kale ee duur-joogta ah.
read …

Murtidii Mr. Waddani

Mr Waddani! Horta, dal madaxweynihiisii garan la’ meel uu jaan iyo cidhib dhigay, tallow taariikhda ma lagu maqlay? Immika, miyaa lay-nayla yaabayaa haddaynu nidhaahno madaxweynihiibaa naga lumaye ciddii aragtaay noo soo sheega!, oo baafino. Siduu maalin u dhaqaaqay ee uu … read …