Monthly Archives: January 2008

GABAY Rayaale U Soo Dhiibay Heblaayo Dacar

Niskii dambe ee xalay aniga oo u kacay Salaatu laylkii, ayaa waxaan ku riyooday riyo mar aan la yaabay marna aan ku qoslay…. Riyadaasi waxay ahayd, waxaan goor barqo ah galay xarunta Madaxtooyada, oo aan u sii dhaafay xafiis dhinaca … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Isniin 28 January

 Ciidamadii jiidda hore ee Puntland oo dib ugu jeestay, Islamarkaana qabsaday Garoowe Garoowe (Ogaal/W.Wararka) – Ciidamo gadoodsan oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka, Islamarkaana ka mid ah ciidamada maamul goboleedka Puntland  ayaa shalay xoog ku qabsaday Bangigaga dhexe iyo qaybo badan … read …

Jawaab: Todobaadka iyo Mucaaradka Somaliland

Hossain Eryal read …

Ciidamo Wata Tikniko Oo Xoog Kula Wareegay Bangiga Dhexe Ee Garowe

Garowe (Somaliland.Org) Ciidamo gadoodsan oo isagu jira ciidamadda Booliska iyo kuwa milatariga Puntland ayaa maanta xoog kula wareegay Bangiga dhexe ee Puntland, kaaso ku yaala caasimadda Garowe.  Ciidamaddan oo ku hubsyana gawaadhida loo yaqaano tiknida iyo hubka noocyadiisa kala duwan … read …

Finding Calm in the Most Unexpected Place (Somaliland)

Mention Somaliland to anyone and once they have stopped looking blank, the first question is usually one of these: is it safe? are you mad? or? where? read …

Xogaha iyo Xifaalaha Socdaallada Madaxweyne Riyaale – Faallo, Q. 2aad

 Nin reer Awdal ah ayaa isagu kelmedo kaftan ah ku darsaday dhallinyaro faallaynaysa safarkan u dambeeyey Madaxweynuhu ugu kacay Maraykan, iyada oo qaar badan oo ka mid ahi isugu jiibinayaan in rajo weyn oo aqoonsi uu halkaa ka soo ururayo….Waxa … read …

Aqoon-Isweydaarsi Lagu Hakinayo Hayaanka Tahriibta oo Burco Ka Dhacay

 Burco (Somaliland.org) – Aqoon-isweydaarsi socon doono muddo laba 2 cisho ah, oo lagaga hadlayo sidii loo yarayn lahaa hayaanka iyo reer guuraaga isku dhafan ee tacabirayaasha safarada ku mara gudaha Somaliland, ayna ka qayb galayaan in ka badan 45 xubnood … read …

War-Saxaafadeed; Hambalyo Ururka Dhalinyarada Sonyo

 Aniga oo ku hadlaya afka garabka Dhalinyarada, heer qaran, gobol iyo degmo ee xisbiga KULMIYE, waxaan si hufan oo huwan qadarin iyo maamuusba hanbalyo ugu dirayaa hoggaanka dalladda Dhlinyarada Somaliland ee Sonyo, booqashada iyo safar-hawleedka ay ugu baqooleen xog-ogaal u … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Cadadkii Maanta, Axad, 27 January

Boorama: Munaasibaddii Aaska, Maamuuskii Jabuuti iyo sagootiskii Somaliland

Borama (Ogaal)- Boqollaal qof oo isugu jiray Madax dawladeed, Siyaasiyiin, aqoonyahanno, Madax dhaqameed, Madaxda Axsaabta Siyaasadda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, ayaa shalay kaga qayb galay Magaalada Boorama Jinaasaddii Aaska Marxuum Xasan Sh. Muumin Maxamed oo ka mid ahaa abwaanada ugu caansan Mandaqadda Soomaalida oo toddobaadkii hore ku geeriyooday Magaalada Oslo ee dalka Norway, Maydkiisana ay Dawladda Jabuuti Diyaarad khaas ah ku keentay Magaalada Borama.
read …

Madaxweyne Riyaale oo ka baaqday ka qaybgalka Aaskii Qaran ee Marxuum Xasan Sh. Muumin iyo dareenka dadka reer Boorame

 Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin oo la filayey inuu ka qaybgalo aaskii qaran ee maanta magaalada Boorame loogu sameeyey Abwaankii weynaa ee reer Somaliland, marxuum Xasan Sh. Muumin ayaa ka baaqsaday. Waxaana ka soo baxaya warar … read …

Marxuum Abwaan Xasan Sh. Muumin oo lagu sagootiyey Aas Laba qaran ka wadaqaybqaateen

 Boorame (Somaliland.org) – Alla ha u naxariistii Abwaankii weynaa ee Xasan Sh. Muumin oo 11 January ku geeryoodey magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway ayaa maanta lagu aasay magaalada Boorame ee Gobolka Awdal, iyada oo lagu sagootiyey aas ay laba … read …

Baabinta Taariikhda Halganki SNM Waa Bilawgi Dhammaadki Somaliland

Yusuf Hassan Umal (Yucuboole) read …

Wararka Wargeyska Ogaal, Cadadkii Maanta, Sabti, 26 January

 Burco: Afar nin oo lagu Afduubay Buuhoodle oo la soo  daayey, kana hadlay qaabkii loo afduubay Buuhoodle (Ogaal) – Afar nin iyo gaadhi ay wateen oo dorraad dhallinyaro hubaysani ka qafaashey meel Koonfurta ka xigta magaalada Buuhoodle ayaa shalay la … read …

Warsaxafaded: Guddida Cusub Ee KULMIYE East London Oo Shirkodi Ugu Horeyey Qabsaday

Waxaa 23kii bishan habeenimadii Axadda waxaa xarunta weeynee ganacsiga Bariga London, Bow Road Busnies Centre ka dhacay shir aay yeeshen guddida fulinta ee KULMIYE ee Barriga London kaasoo ay kasoo qaayb galeen dhamaan xubnaha Gudidada fulinta ee East London. Shirkan … read …

Afar nin oo lagu Afduubay Buuhoodle oo la siidaayey

Buuhoodle (Somaliland.org) – Afar nin iyo gaadhi xamuul ah oo ay wateen oo shalay dhallinyaro hubaysani ka qafaashey meel Koonfurta ka xigta magaalada Buuhoodle ayaa maanta la siidaayey. Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Buuhoodle, Afarta nin oo u dhashay … read …

Wasiirka Waxbarashada oo caddeeyey in Manhajka cusub ee Waxbarashadu uu ka dhexeeyo Somaliland iyo Soomaaliya

Hargeysa (Somaliland.org) – Wasiirka Waxbarashada Somaliland, mudane Xasan X. Maxamuud (Xasan Gadhweyne) ayaa caddeeyey in Manhajka cusub ee Waxbarashada Somaliland uu yahay mid ay la wadaagto Soomaaliya, isku meelna lagu daabacay. Waxana uu jawaab ka bixiyey warar toddobaadkan saxaafadda guduhu … read …

Tagged , |

Wararka Wargeyska OGAAL, Cadadkii Maanta, Khamiis, 24 Jan.

  “Waxa nasiib-daro ah in Dawlada Masaaridu reer Somaliland u diiddo fiisayaasha” Maayarka Jiciir–Waraysi  Hargeysa (Ogaal) – “Runtii, khilaafka Golaha deegaanku marka horeba muu ahayn wax kale, waxay ahayd Mayaarnimada ka rido, dad badan oo Maayarnimada u bukayna way nagu … read …

In response to Mr Tani’s The Funny KULMIYE

Mohamed Caddani read …

The Funny KULMIYE

Mohamud Tani Canada read …

Loolanka kulmiye iyo Casharada aynu ka baran karo

Mohammed Dahir Ahmed Birmingham, United Kingdom read …

The Intolerance of Samad Sheikh to other views

Mohamud Adan
read …

The Road Map of Somaliland develepment.

Abdi Awad Khariirada horumarinta Somaliland . read …

Ka Waran Safarkii Madaxweynaha Ee Maraykanka Iyo Khudbadii Uu U Jeediyey Jaaliyadda

Khudbadii Madaxweynuhu ayaa waxay bilaabantay ilaa 7:15 PM iyadoo uu microfonka ku soo dhoweeyey Dr. Sacad Sheek, oo ah Danjiraha Somaliland u fadhiya carigan Maraykanka. Khudbada Madaxweynuhu ma ahayn khudbad laga soo sheqeeyey oo nuxur badan xambaarsan, dadka intooda badanina mucaarad iyo muxaafidba waxay u arkayeen inay tayadeedu aad liidatey. Ma odhan karo waxay lahayd theme ama waxay ku saabsanayd mowduuc la sheegi karo…Ibrahim S. Yusuf-Bulay USA
read …

QUWADA KULMIYE IYO QALA-LAASAHA UDUB!

Haaji Omar Osman CARDIFF UK.
read …

Axmed Siilaanyo Oo Dhaliilay Aqoonta Madaxweyne Rayaale Ee Hab Dhaqanka Dawladadaha iyo Diblomaasiyadda

[:s4]Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa si adag u cambaareyay manhajka waxbarashada fasalka siddeedaad ee dugsiyada Somaliland oo gebi ahaanba laga reebay taariikhdii SNM. Md. Axmed Siilaanyo, waxa uu sheegay in arday tiro badan oo ciyaal iskuul … read …

Tagged , , , , , , |