Monthly Archives: January 2008

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo faahfaahin ka bixiyey falkii lagu dhaawacay Madaxii hay’adda Hallo Trust

Hargeysa (Somaliland.org) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, mudane Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cabdillaahi Cirro) ayaa sheegay in falkii toogashada ahaa ee shalay lagu dhaawacay madaxii hay’adda Hallo Trust ee magaalada Hargeysa, Mr. Arman aanu ahayn fal argaggixiso, wax siyaasad ahna aanu … read …

Tagged , , , , , , |

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Khamiis, 31 Jan.

  “Somaliland faro-guudkood  ayuun bay ka heshaa dhaqaalaha Afrikaanku kaga qaadaan Maraykanka dagaalka argagixisada”By Matt Mainen Washington (Wahington Post/The Retriever Weekly/Ogaal) – Xukuumadda Maraykanka ayaa danaynaysa aqoonsi diblomaasiyadeed oo ay siiso Somaliland, sidaana waxa lagu sheegay maqaal uu baahiyay Wargeyska … read …

Wefti 11 xildhibaan ah oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo galabta u dhoofay dalka Ingiriiska

 Hargeysa (Somaliland.org) – Wefti ka kooban 11 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ka ambabaxay dalka, iyaga oo u kicitimay dalka Ingiriiska. Weftigan Xildhibaanada ah oo ka tirsan Guddi ka kooban 3da xisbi Qaran oo dhowaan Shirguddoonka … read …

Madaxii Xafiiska Hay’adda Hallo Trust ee Hargeysa oo Toogasho lagu dhaawacay

Hargeysa (Somaliland.org) – Sarkaal u dhashay dalka Armenia oo madax ka ah Mashruuca Hay’adda Ingiriiska ah ee Miina-saarka, HALLO TRUST ka fuliso Somaliland ayaa toogasho lagu dhaawacay maanta, magaalada Hargeysa. Waxaana dhaawiciisa galabta loo qaaday Jabuuti. [Aragtida akhristeyaasha] read …

12 Comments

Tirtiridda Taariikhda Halaganku Ma Siyaasadda Xukuumaddaa, Mise Waa Fikirka Wasiirka Waxbarashada?

Tallaabadan ayaa waxa dadka qaar ku macneeyeen in ay xukuumaddu si ilduuf ah u samaysay arrintan amase aanay waxbaba kala socon daabacadda buugaagta manhajka waxbarashada, maadaama ay inta badan gacan ka geysato hay’adda waxbarashada, sayniska iyo dhaqanka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNESCO, halka kuwo kale ku tilmaameen inay tahay mid xukuumaddu ka badheedhay oo lagu eegayo dareenka ay ka bixiyaan shacbiga reer Somaliland…Khadar Cali Gaas, Jamhuuriya

read …

Jaamacadda Gollis oo ay ka qalinjebiyeen Dufcaddii u horreysey oo isugu jirta Saraakiil Boolis ah oo Bartay Baadhista Dembiyada iyo Injineerro

 Hargeysa (Somaliland.org) – Dufcaddii u horreysey ee Ardayda wax ka baratay Jaamacadda GOLLIS ee magaalada Hargeysa ayaa qallinjebisey. Waxaana maanta loo sameeyey xaflad ballaadhan oo lagu guddoonsiiyey shahaadooyinka waxbarashadooda, halkaas oo ay isugu yimaaddeen, uguna hambalyeeyeen ardayda qallinjebisey iyo Jaamacaddaba … read …

Saraakiil la sheegay inay ka tirsan yihiin Milateriga Maraykanka oo Diyaar khaas ah shalay ku yimi Hargeysa

Hargeysa (Geeska): Diyaarad ya (Jet) oo siday saraakiil milatari oo la sheegay inay ahaayeen Maraykan iyo ilaaladooda oo hubaysanaa ayaa barqadii shalay ka soo degtay madaarka Cigal Airport ee magaalada Hargeysa. Diyaaradaas oo ahayd mid gaar ah, waxa la sheegay … read …

Tagged , , , , |

‘Ragii Hore Isku Sharaxay Ee Laga Adkaaday Rag Kaloo Cusub Ha U Baneeyan’ Boqor Cismaan Buur-Madow

Anigu ma lihi Madaxweyne Rayaale ha loo kordhiyo lakiin ragii hore looga adkaaday ha keenaan Rag cusub oo Xisbigooda ka tartama, waxaanan leeyahay mar labaad haysa soo sharaxina”, Sidaa waxaa yidhi Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-Madaw oo ka mid ah … read …

Rethinking Somalia ‘s Plight

An article appearing in The Washington Post (“US Debating Shift of Support in Somali Conflict”) mentions that the United States is considering granting diplomatic recognition to the autonomous region of Somaliland in northwestern Somalia. Although establishing diplomatic ties with breakaway … read …

“Haddii Aasaasayaasha KULMIYE Ay Muran Geliyaan Qabsoomida Shirweynaha, Waxay Noqon Doontaa Mid UDUB U Hiilisa” Mujaahid Maxamed Xasan C/laahi (Jidhif)

 ”Haddii aasaasayaasha KULMIYE ay mugdi muran geliyaan qabsoomida shirweynaha iyo hanaanka dimuqraadiyadda, waxay noqon doonaan mid UDUB u hiilisa sidaa waxa yidhi, Mujaahid Maxamed Xasan C/laahi Jidhif oo ka mid ahaa saraakiishii SNM, haatana ka mid ah hogaamiyayaasha xisbiga KULMIYE … read …

Muj. Muuse Biixi oo si kulul u beeniyey war lagu faafiyey Waaheen iyo Wargeyska Haatuf

 Hargeysa (Somaliland.org) – Muj. Muuse Biixi Cabdi oo ka mid ah Guddida Fulinta ee Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa si kulul u beeniyey war maanta ku soo baxay bogga hore ee Wargeyska madaxa bannaan ee Haatuf, kaas oo uu … read …

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo La-taliyihiisa Arrimaha Siyaasadda u magacaabay Ambassador Buraale

 Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa u magacaabay Ambassador Yuusuf Jaamac Buraale inuu noqdo La-taliyihiisa Arrimaha Siyaasadda. Guddoomiyaha, mudane Siilaanyo, warqadda magacaabista oo uu maanta soo saaray, kuna socota Danjire Burraale, waxa uu ku … read …

The Coronation: Ted Kennedy Passes JFK Mantle On To Obama

“There was another time, when another young candidate was running for president and challenging America to cross a new frontier. He faced public criticism from the preceding Democratic president,” Kennedy began.

read …

Dawlad Qaran!

Eng. Omar Yousuf
read …

Somaliland is at the critical junction

Abdidrahman Momahad Dule read …

Nin Ku Dilay Geed Hadhle Kuma Geeyo Ee In Aasaasayaashii SNM

Qalinkii Shueib A. Gaboose read …

Hasan Sh. Momin: An Ordinary Man with Extra-ordinary Wisdom

Mohamed A. Awale read …

UDUB ma waxa ay isku khaladay SNM iyo KULMIYE?

Siciid Maxamuud Gahayr read …

What does it mean the removal of SNM history from the curriculum?

Mohammed Dahir Ahmed read …

Tahniyad Dhalasho A.Rahman Abby & Samira Ali Farah

Waxan anagoo kala ah dadka hoos ku qoran magacyashooda aan halkan Tahniyad dhalasho aan uga diraynaa. Mudane: A/rahman Adam Abby Marwo: Samira Ali Farah oo dhawan gabadh ugu dhalatay Gothenburg Sweden waxan Allah swtc aan uga baryeynaa iany noqoto gabadh … read …

Gari sodog iyo seedi midna ma taqaan ee gari Alley taqaan

Abdulqani Mohamed Hassan, Sweden read …

Somali and Exiled Voices Fusion

Wednesday 30th January at 7 pm read …

Tacsi: Jamax Saxardid & Muj Muse Nadif

Maxamud Lafcanbe read …

Madaxtooyada SL oo Jawaab ka bixisay hanjabaaddii Cabdillaahi Yuusuf: “Waxaanu kula talinaynaa C/llaahi Yuusuf inuu Dawadiisa iska qaato, una hoggaansamo…”

  Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadalo hanjabaad ah oo ka soo yeedhay Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Baydhaba, Col. Cabdillaahi Yuusuf Axmed. Cabdillaahi Yuusuf ayaa waraysi ay la yeelatay Idaacadda Codka Maraykanka ee VOA waxa … read …

Madaxweyne Riyaale iyo Hay’adda Inter Peace oo ka wadahadlay fulinta qorshaha loogu talagalay doorashooyinka

Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa xalay la kulmay wefti ka socda hay’adda Inter Peace ee nabadaynta iyo horumarinta Dimuqraadiyadda. Sida uu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, Siciid Caddaani, Madaxweynaha iyo weftigu waxay ka … read …

Tagged , , |