Monthly Archives: December 2007

Caddaalad Darray Ka Dhiidhidee Ma Haddaa Dhurwaa Geedka Loogu Xidhay!

Shueib A. Gabose, Canada, Toronto read …

C/Rashiid Oo Gaashanka Ku Dhuftey Eedeymo Laga Faafiyey Shirkada Dahabshiil

Osman Omar Dool read …

Maalinta gargaarka Shacabka Muqdisho

Barnaamij iyo xaflad lagu caawinayo dadka Muqdisho ku tabaalaysan iyo kuwa ka qaxay. Waa maalinta Sabtida (Maanta) ee bishu tashay 29.12.07. read …

Waraysi Shebekadda Afnugaal La Yeelatay C/rashiid Dahabshiil Oo Ka Mid Ah Madaxda Shirkada Dahabshiil

Waxaa maanta noo suurto gashay inaan la kulano qaar ka mid ah masuuliyiinta shirkada Dahabshiil,shirkadaas oo sida lagu xardhay webab badan lagu eedeeyey inay qayb ka tahay colaadaha iyo siyaasada ka aloosan gobolada SSC.Hadaba si aan eedaymahaas wax uga ogaado … read …

Hargaysi Ma Toostay

Haaji Omar, Cardiff, UK read …

“Daahir Riyaale waxaan leeyahay Is-muujiye yaanu is biya-dhiijin,” Dr. Cumar Dixood oo lagu soo dhoweeyey Hargeysa

 Hargeysa (Somaliland.org) – Dr. Cumar Cilmi Dixood oo dhowaan London kaga dhawaaqay inuu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, kadib markii uu iska casiley xilkii uu ka hayey xukuumadda ee ahaa ergeyga Aqoonsi raadiska Somaliland ayaa galabta ka soo … read …

Qarax Aad U Weyn Oo Ka Dhacay Magaaladda Bosaso Wakhti Afduub Loogu Haystay Shaqaale Ajaanib Ah

Boosaaso (Somaliland.Org) Qarax aad u weyn oo gilgilay magaaaladda Boosaso ayaa saacaddo yar ka hor fiidnimadii cawa ka dhacay magaaladda Boosaso ee maamulka Puntland.  Qaraxan oo laga maqlayay dhamaan koonayaasha magaaladda ayaan iilaa imika la garanayn waxa sababay iyo cidda … read …

Gabay GAR-QAAD

Maxmed Cali Cartan (Haldeeq) read …

Gabay la yidhaahdo "QULAANQULSHE"

A. H. Haiban read …

Doorashada maanta ka dhacaysa Kenya iyo dareenka Goob-joogayaasha S/land ee ka qaybgalaya

Africa ElectionsNayrobi (Ogaal) – Doorashooyinka dalka Kenya ayaa maanta 27-ka bisha looga dareerayaa dalkaasi, iyadoo ay doorashadaa Goob joogayaasha ka qaybgalaya ka mid yihiin, waftiyo ka socda guddiga doorashada iyo Axsaabta Somaliland. read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Cadadkii Maanta, Khamiis, 27 Dec.

  Tuhummada heshiisyada qarsoon iyo jawaabta Wasiirka Macdanta “Kuma odhanayo heshiis marka la galayo kuma jiro kharash. (Xaqul qalin)  Laakiin waa wax qoran wasiirka macdanta waraysi Hargeysa (Ogaal) – Wasaaradda Macdanta iyo biyaha Somaliland ayaa heshiisyo aan weli Golaha sharci … read …

Benazir Bhutto Oo Lagu Dilay Isusoobax Loo Qabtay Ololaheeda Tartanka Raiisal Wasaaraha

Benazir BhuttoRa’iisal Wasaarihii ugu horeeyay ee dumar ah ee dal Muslin ah hoggaamisa, marwo Benazir Bhutto ayaa ku dhimatay bam lagu qarxiyay goob ay isugu soo baxeen dad taageereyaasheeda ahaa magaalada Rawalpindi ee dalka Pakistan, inkasta oo warar kalena ay sheegayaan waxa isu raacay bomkaas la qarxiyay iyo rasaas iyada lala beegsaday. read …

Madaxweyne Riyaale iyo wefti uu hoggaaminayo oo la filayo inuu booqasho ku tago Maraykanka

Riyaale oo la filayo inuu Maraykan u sii jeedoMadaxweyne Riyaale ayaa la filayaa inuu u ambabaxo booqasho uu ku tegayo dalka Maraykanka, isaga oo ay wehelin doonaan xubno ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibedda mudane Cabdillahi Maxamed Ducaale. read …

Madaxweyne Riyaale oo Kormeer ku soo maray Radio Hargeysa iyo goobo kale oo dhismayaal ka socdaan

Riyaale oo Kormeer ku soo maray Radio HargeysaHargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta soo kormeeray Xarunta Radio Hargeysa oo lagu rakibayo , Miiska Saraakiisha oo Taliska ciidanka Qaranku dib u dhis ku samaynayo, biriijka labaad ee magaalada Hargeysa oo dhismihiisu socdo iyo waddada isku xidha Idaacadda iyo Hotel Maansoor oo ay dhismaheeda ay iska kaashanayaan dadweynaha xaafadaha 26ka June iyo Koodbuur iyo dowladda Hoose. read …

Wasiirka Wershedaha oo Mala-awaal ku tilmaamay ballanqaadkii dhismaha Saddex Wershedood oo Madaxweyne Riyaale Dhagaxdhigay Berbera

Hargeysa (Somaliland.org) – Wasiirka Wershedaha Somaliland, mudane Maxamed Saleebaan-weyne ayaa markii u horreysey shalay ka warramay halka ay ku dambeeyeen dhismaha Saddex wershedood oo xukuumaddu hore u sheegtay in dowladda Jarmalku ka hirgelinayso magaalada Berbera, dhismahoodana la bilaabi lahaa bishii … read …

Recognition Of Somaliland Is Good For Somalia

Guled Ismail read …

Qabyannimadu qoraalka afsoomaaligu waa xaqiiqo jirta

Axmed Iid Aadan read …

Jaaliyadda reer Awdal ee Ottawa oo taageersan musharxnimadda Eng: Cabdiraxmaan Zaylici

Hassan Cali Ibrahim, Ottawa, Canada read …

Wareegtada Madaxweyne Rayaale Ku Sii Daayay Hoggaanka Qaran Iyo Sirta Ku Duugan Erayga Cafis Ee Uu Isticmaalay

Madaxweyne RiyaaleHargeysa(Geeska)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa digreeto uu soo saaray 17/12/07, waxa uu ku cafiyay hoggaanka siyaasadeed ee ururka QARAN, kuwaas oo muddo shan bilood ku siman ku jiray xabsiga Mandheera, ka dib markii ay maxkamadda gobolka Hargeysa ku riday xukun isugu jiray xadhig iyo xayiraad siyaasadeed read …

Tagged |

Somalilayn Ma Isku Heli Kartaa Sugidda Xuduudaha iyo Qabashada Doorashooyinka? By: Xildhibaan Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan

Xildhibaan Cabdiraxmaan Yuusuf CartanIyama ayay Doorteen Axsaabta Mucaaridka ahi? Somalilayn: Sawir kooban: Somalilayn waa dal sabool ah oo aan la ictiraafin. Xaddiga miisaaniyad sanadeedka 2007 wuxu dhammaa USD30 milyan keliya. Waa dal aan lahayn waxsoosaar dhaafsiisan xoolaha nool oo in dhowaaleba dhibaato badani haysatay. Waa dal ay ka jirto shaqo la’aan baahsan shicibka badidiisu yahay ma-qadaan ma-dhergaan. read …

Tagged , |

Raila Odinga oo ku horeeya tartanka Madaxweynenimada Kenya

Musharax Raila OdingaNAIROBI KENYA (Somaliland.Org) — Iyada oo la soo gebagebeeyay ololihii madaxnimada Kenya, ayaa madaxweyne Mwai Kibaki iyo xisbigiisa Party of National Unity oo ay ku midoobeen xisbiyo dhawr ah, ay halis ugu jiraan in laga helo hoggaaminta dalka doorashada dhici doonta Khamiista 27 bishan. read …

Dal La Gumaysto Dawlad Ma Leh

Qorto: Sahra Hassan read …

Somaliland: Kani Waa Isaaq Kani Waa Samaroon, Meeye Magacyadeenii Kale?

Cali Cumar Xasan read …

Meher: Kamal Kamil Warsame & Safiya Mohamed Magan

read …

Xuskii Boore – Maanso

Ali Adam Awale read …