Monthly Archives: December 2007

Maraykan Oo Dib Uga Noqday Bogaadintoodii Madaxweyne Kibaki

Madaxweyne Mwai KibakiNAIROBI, Kenya (Somaliland.Org) — Dawladda Maraykanka ayaa ku keliyaysatay bogaadin ay u fidisay Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki, iyada oo hore ugu hambalyeysay “guusha” uu ku guulsaytay tartanka Madaxweyne ee dalkaas ka dhacay Khamiistii. read …

TACSI: Marxuum Hussein Omer Barre

Dhambaaladii nasoo gaadhey.. read …

Shirweynihii Ururka TAF

Ururka TAF read …

Karaahiyada Xukuumada iyo Kifaaxii Yuusuf Goboobe

Axmed Yuusuf DucaaleWaxa ayaan daro ah in aynu aragno shaashado ogolaaday inay cay qoraan aqoonna moodaan sidaas iyo xirfad Axmed X. Yuusuf Ducaale
read …

Cawodhalad

Siciid Maxamuud Gahayr read …

TACSI: Saleebaan Jaamac Nuux

read …

Madaxda ururka Qaran iyo Madaxda xisbiga KULMIYE oo yeeshay shir albaabadu u xidhan yihiin

Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxda urur-siyaasadeedka Qaran ee dhowaan xabsiga laga siidaayey ayaa maanta shir albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay Guddida Fulinta ee xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE. Kulankaas oo ka dhacay xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE, saxaafadduna dibadda … read …

Tagged , |

Booliiska Oo Howlgal Ka Bilaabay Laascaanood Iyo Maxaabiis Berito Maxkamada La Soo Taagi Doono

Laascaanood (Afnugaal.com) Ciidamada booliiska magaalada laascaanood ee gobolka Sool ayaa bilaabay howlgalo ay dadku soo qabqabteen howlgalkaas oo wali ka socda magaalada. read …

Madaxda Ururka Qaran Oo..Qurbajoga

qaransomaliland.com read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Isniin, 31 Dec.

 Qoys 7-ruux oo ah oo isku meel madfac ku laayayXalay: Weeraro iyo dagaal baahsan oo gees Ilaa gees hadheey Muqdisho Muqdisho (Ogaal/W/Wararka) – Dagaallo culus oo baahsan ayaa xalay ilaa shalay gelinkii danbe ka socday deegaano kala gadisan oo ka … read …

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo deedafeysey doorashada Maayorkuxigeen cusub

 Burco (Somaliland.org) – Golaha Deegaanka ee Magaalada Burco ayaa fadhi aan caadi ahayn oo uu shalay yeeshey ku doortay Xildhibaan Maxamed Cabdi Falay inuu noqdo Maayorkuxigeenka magaalada Burco, kadib markii ay cod u qaadeen Maayorkuxigeenka xilka haya Xildhibaan Baashe Muuse. … read …

Siyaasiyiin Miisaan leh Oo La Filayo Inay Madaxweyne Rayaale Kula loolamaan Murashaxnimada Xisbiga UDUB

  Hargeysa(Geeska)- Toddobaadyadii u dambeeyay waxa soo if baxayay warar ishaaraya siyaasiyiin magac iyo miisaan leh oo ka tirsan xisbiga xukuumiga ah ee UDUB, oo doonaya inay noqdaan murashaxa xisbiga UDUB ugu tartamaya doorashada Madaxtooyada oo la filayo inay qabsoonto bisha … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Axad, 30 Dec.

 Somaliland Dunnida la aqoonsanyahay ma geli-doontaa  2008?  “Qaaradda Afrika tusaalaha u dhigma Kosovo, waxa suuragal ah inay noqdaan Saxaaraha Galbeed iyo Somaliland.” William deB. Mills  “Tan immika Maraykanka ee la xayaysiinayo ee uu yidhi wax kale maaha, waa tii Ingiriiskuba … read …

“Madaxweynaha Mwai Kibaki Ayaa Mar Kale Dib Loo Doortay” – Guddida Doorashooyinka Kenya

Madaxweyne Mwai KibakiNAIROBI KENYA (Somaliland.Org) — Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki oo dib loo doortay. Guddida doorashooyinka ayaa sheegtay inuu ku dhaafay Raila Odinga codad kor u dhaafay 230,000 oo cod, inkasta oo Madaxweynaha laga horeeyay ilaa iyo maalintii Sabtidii, werwer badanina ka taagnaa goobaha tirinta codadka ee degmooyin dalka ka mida oo la sheegay in laga mamnuucay goobjoojeyaal caalami ah. read …

Waraysiga VOA Ee Madaxweyne Rayaale Wuxuu Daah Furey Aqoondarida Sharciga Ee Xukuumadda

Faallo – Khadar Xasan Cali Jamhuuriya Times London Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa waxa dhawaan waraysi dhinacyo badan ah la yeelatay Idaacadda VOA, laanteeda Afka-soomaaliga. Werysigaasi oo Madaxweynaha wax lagaga weydiiyay xeer cusub oo xukuumaddiisu ugu talogashay … read …

Tagged , |

“Maamul ahaan wixii naga soo horjeeda waa in aanu qabano, intaanay annaga na qaban” – Maayarka Laascaanood

Laascaanood (Ogaal) – Maayarka Magaalada Laascaanood Axmed Daahir Xaaji Xasan ayaa waraysi uu wergeyska Ogaal xalay khadka Telefoonka ku siiyay waxa uu ku sheegay in dawlad hoose ahaan ay bilaabeen ururintii cashuuraadka kala duwan badhkood, Islamarkaana waxa uu eedayn u jeediyay odayaal magaalada Laascaanood ka soo saaray baaq ay ku sheegeen inaan xukuumadu wax la tashi ah kala samayn maamulka loo dhisay magaaladaasi. read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Sabti, 29 Dec.

“Waxa Jiray rabshado iyo qalalaasayaal weeraro xambaarsanaa” Warbixin hordhaca ah oo Goobjoogayaashu Caalamiga ah ee S/land ka midtahay ka soo saareen doorashada Kenya   Nairobi (W. Wararka/Ogaal)- Machadka Jamhuuriga Caalamiga (International Republican Institute), ee fadhigiisu yahay magaalada Washington DC, ayaa … read …

Jawaab: Somalidu ma sidan bay ahayd ? ee wardheernews

Cali Cumar Xasan read …

Hambalyo Meher: CRaxmaan M Shire Iyo Sacdiya A Maxamed

read …

DALJIRE: Ilaahay baa wax ciqaaba – By A Geeljire

Cabdillaahi GeeljireDoolaal:Oo waayo? Waa maxay cadhadaad sheegaysaa? Dubbe:Ma dhegeysatay waraysigii Voice of America ay la yeelatay? Mase u fiirsatay ficilkiisa iyo wuxuu samaynayo beryahan dambe? read …

Ninba wuxu ku dilan yahay halkuu daacad kaga hadho

Daha Farah, London UK read …

Hambalyo: Sadiq Ali Iyo Hana Mahdi Isxal

read …

Af Soomaali: Qabyannimo, Xasilloonidarro Iyo Aqoondarro Intaba

Af SoomaaliMaqaalkii aan cisho dhowayd faafiyey ee cinwaankiisu ahaa “Qabyannimada qoraalka af soomaaliga” wuxuu dhaliyey dood dheer oo kollay aniga qiimo badan ii lahayd. Fikradaha dooddaas lagu soo bandhigay in aan xirfaddayda qoraannimo wax uga kororsaday ka sokow, waxaan ku diirsaday in ay abuurtay, abuurina karto, aqoon iyo aragti isdhaafsi mawduucan ku saabsan. read …

Arooska: Saynab C. Cabdillahi iyo Muuse Farax Jambiir

Waxaanu leenahay labadii isku waara read …

Mushkiladda Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland

Mahamed Abdi Jama, Hargeisa Somaliland read …