Monthly Archives: November 2007

Mujaahid Xasan Ciise Oo Daboolka Ka Qaaday Halista Ku Duugan Xeerka Xukuumadda Madaxweyne Rayaale U Samaysatay Saxaafadda

Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha Ururka SNM Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa warsaxaafadeed uu shalay magaalada Hargeysa ka soo saaray waxa uu kaga hadlay xeerka saxaafadda ee ay xukuumadda Madaxweyne Rayaale samaysay una gudbisay Golaha Wakiilada Somaliland. Md. Xasan Ciise, oo ah saxafi … read …

Tagged |

DALJIRE: Qaran Way Dhaqaaqday EE Dhankaaga Ka Raac – By A. Geeljire

Cabdillaahi GeeljireDubbe:Waxa la yidhi.”belaayada aan kaa qoslini belaayaba ma aha.” Waxaan ku qoslayaa waxaan xusuustay nin dhallinyaro ah oo xanuunsanayaa, Ilaahay caafimaad ha siiyo isaga iyo kuwa kale ee bukaba eh, oo xaafadda Gacan Libaax , Hargeysa ku nool, oo mar Alla markuu riyaha arko laaya ama ul ha ku dhufto ama hadduu gaadhi waayo dhagax ha ka daba tuuro eh. read …

Xukuumadda Somaliland oo war ka soo saartay Baasaboorka cusub ee dowladda Somalia

BaasabooroHargeysa (Somaliland.org) – Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale jawaab ka bixisay war ka soo yeedhay dowladda Cabdillaahi Yuusuf ee Soomaaliya oo sheegaya in lagu dhoofi karo, laguna soo geli karo Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland Baasaboorka ay dhowaan samaystay dowladda Baydhaba iyo waraaqahooda socdaalka. read …

Golaha Wakiillada oo Gudagalay Doodda Xeerka Miisaaniyadda “14 Bilyan SL.Shs ayaa ummadda kala luntay murankii Miisaaniyadda,” Xil. Duur

Maaliyadda iyo Lacagaha la lunsadayHargeysa (Somaliland.org) – Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigii maanta gudagalay doodda xeerka Miisaaniyadda dowladda, kaas oo uu guddida Dhaqaalaha ee Goluhu soo diyaariyey, golahana horkeenay. read …

Tagged , |

Maxay Ku Wada Socdaan Rayaale iyo Xaabsade? By: Xildhibaan Cabdiraxman Yuusuf Cartan

Muuqaalka Laascaanood ee sanadkii 2002 Waxa Laascaanood ka dhisan maamulka Somaliland oo heer gobol iyo degmo, waxa dhisan ciiidan bilays  iyo ciidan Qaran oo ku gaashaaman baabuurta teknikada oo ay ku qoran tahay astaanta ciidanka qaranka Soomaliland, waxa xafiisyada dawladda … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii maanta, Isniin, 26 Nov.

  Kormeerkii M. Rayaale: “Wasiirku ma madaxtooyaduu ka shaqeeyaa?” Imisaa maqan Golaha Wasiirrada? Goor-sheegtu waxa ay ku aaddanayd abbaaro 11:30-kii maalinnimo, waxay ahayd waqtiga ay badi ugu saxmadda badan yihiin waddooyinka cidhiidhiga ah ee Caasimada Somaliland, gaar ahaan Jidka halbowlaha … read …

Dawlad Masuul Ah Oo Dadka Matasha Q2

Waxuuna fure u ahaa dimuquraadiyadda dhabta ah. Waxuu wiiqmay kolkii loo bedelay nidaam boqortooyo oo qoys keli ku noqday awoodii dawladnimo. Anigoo marar kale soo booqan doono dibu dhaca horumar dawladeedka ee Islaamka oo talo boobku udub-dhexaad ka tahay, waxaan manta eegi doonaa sifaha dimuquraadiyadda iyo bilowgii ay dalkan Britan ay soo martay. Waxayna ay iftiimin doontaa hawlo badan oo loo soo maray iyo habka looga baxay, iyadoo ay mar walba hogganka u haysay halganka iyo foojignaanta dadweynaha oo xaqooda read …

Geeska Bari ma la is galay By Ibraahim Hawd

Geeska Bari ma lays galay

Colku Xamar ma gayllamay

Toban gaas ma lagu furay

Markay guuto dhimataba

…..Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd” read …

Warqad Furan Oo Ku Socota

Rashiid Cabdi read …

Hambalyo Hambalyo Hambalyo…Aroos Wacan oo Wanaagsan

 Waxaa dhamaan dadkan hoos ku xusani ay u hambalyeynayaan Caruuska Axmed Saleeban Faarax iyo Caruursada Samiira Axmed oo dhawaan ku aqalgalay magalada Abu-Dhabi ee dalka Emirate ka Carabta. Aabe Saleeban Farax Cabdi Hooyo Amina Moxamed Cabdi Jamac Gandhurwaaa iyo xaaskiisa … read …

Dhibaatada ay Madaxda Ciidammada ahaa ku hayaan Dalalka Geeska Afrika, Waa Cudurka kaa gala Fardaha haddii laga gubo Dameer!!!

Dr Cali Cabdi read …

Axmed Maxamed Qaybe ‘Qabiil Ma Qabsan Qabiile Maamul baa La Wareegay Maamulkii, Markaa Anigu Waan Ka soo Horjeeda Wax Iska Horkeen

Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiillada Somaliland, Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), oo ka mid ah siyaasiyiinta ruug-cadaaga ah ee Somaliland oo shalay ka qaybgalay shir-jaraa’id oo ay si wada jir ah huteel Maasoor ugu qabteen masuuliyiin ka tirsan golayaasha qaranka … read …

Ciidamadda Booliska Somaliland Oo Xidh xidhay Qaar Ka Mid Ah Ergaddii Shirkii Boocame

Lascaanod (Somaliland.Org) Wararka hadda naga soo gaadhaya magaaladda Laascaanod ayaa waxay sheegayan in ciidamadda Booliska Somaliland xidheen laba xubnood oo ka mid ah ergooyinkii ka qeyb qaatay shirkii dhowaan ka dhacay degmadda Boocame.  Labadaas nin ee la xidhay maanta ayaa … read …

Aroos Wacan oo Wanaagsan

Cismaan Degele read …

Hambalyo Boogaadin iyo Guul usoo hooyatay Cariga Dhulbahante

Abdulqadir Said Cali read …

Hanbalyo-aroos, Hanbalyo-aroos, Hanbalyo-aroos.

Cali Cumar Xasan.
read …

Xukuumad Aan Ku Socon Dastoorka Iyo Xeerarka Dalka U Yaal Islamarkaana Gardiid Ah Sidee Loola Dhaqmaa?!!

M. Mursal
read …

Libaax Laba Tolle

Markhati Cadde read …

Iyda oo waxan oo dhaabad ahi hor yaallaan, Maamulkan khuurinaya, macnihiisu waa maxay?

Dr. Cali Cabdi Muxumed, read …

Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee Minnesota Oo xaflad soo dhoweyn iyo sagootin ah u sameeyey Xildhiban Ikran iyo Ilhan M. Jama

Taageereyaasha KULMIYE Minneapolis, MNTaageerayaasha xisbiga KULMIYE ee MN ayaa maalintii Arbacadii Nov. 21, 2007 ku qabsaday Hotelka Crown Plaza ee magaalada Minneapolis casho sharaf iyo xaflad lagu soo dhowyenayey Ilhan M. Jama oo ka mid ah gudidii qabanqaabada shirweyna KULMIYE oo soo gaadhay gobolka MN. Xafladaas oo ay ka soo qayb gashay Xildhibaan Ikraan H. Da’uud ayaa xildhibaanka lagu sii sagootiyey kadib markay dhamaysatay fasax ay ku joogtay gobolka MN iyadoo u ambabaxaysay dalkii maalita khamiista ee 11/22/2007. read …

“Waxaa Run Ah Shantii Casho Ee Hadda Aan Joogey Intaan Qoslay Inaanan Garoowe Ka Qoslin,” Xaabsade Oo Axmed Siilaanyo U Sameeyey Casuumad Bllaadhan O So Dhoweyn Ah

Casuumad Silanyo ku soo dhoweeyay XaabsadeHargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa casuumad ballaadhan oo soo dhoweyn ah ugu sameeyey Hotel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa Axmed Cabdi Xaabsade iyo xubnihii ka tirsanaa golayaasha qaranka ee ka soo raacay magaalada Laascaanood. read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii maanta, Axad, 25 Nov.

  “Isimadu arbushka way yaqaanaane wax wayn ha ka dhigina” “Boocame waxa ka furan Sanduuq ah si aanu dad u layno noogu soo fura lacag”   Hargeysa (Ogaal)- Ilaa 20 xubnood, oo isugu jira Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamnka (Guurtida iyo … read …

Kulanka Siyaasiyiin Kala Baadday [Xaabsade & Qaybe]

Labada siyaasi ee beesha Dhulbahante ee jagada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland u kala dambeeyey Mr. Axmed Cabdi Xaabsade iyo Mr. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe) oo dhawr iyo tobankii sannadood ee u dambeeyey la kala safnaa labada maamul ee Somaliland iyo … read …

Gudida nabad galyada Gobolka Sool ee Somaliland oo qoraal kasoo saaray shirkii Boocame.

Waxaa maanta qoraal ka dhan ah shirkii Boocame kasoo saaray Laascaanood gudida nabad galyada ee Gobolka Sool qoraalkaas oo ay si adag ula hadlayaan ciddii ka qayb gashay shirkaas waxaana nuqul kamid ah qoraalkaasi maanta soo gaadhay xafiis ka shabakada … read …

Siyaasiyiinta Reer Sool iyo Buuhoodle ee Somaliland oo jawaab ka bixiyey go’aamada Shirkii Boocame

kullanka siyaasiyiinta reer SoolHargeysa (Somaliland.org) – Xubno ka tirsan masuuliyiinta Golayaasha Qaranka Somaliland [Xukuumadda iyo Baarlamaanka] kaga jira beesha Sool iyo Buuhoodle iyo siyaasiyiin kale oo ay ka mid yihiin Guddoomiyayaashii hore ee Golaha Wakiillada Somaliland, Axmed Cabdi Xaabsade iyo Axmed Maxamed Aadan (Qaybe) ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa jawaab kaga bixiyey go’aamadii shalay ka soo baxay shir Isimada Beesha Sool ku yeesheen degmada Boocame ee Gobolka Sool. read …