Monthly Archives: November 2007

Macangagnimada cusboonaatey ee Madaxweynaha & Magacaabista Xisaabiye guud oo Qaran waqti miisaaniyadeed macnahood?

Dr. Cali Cabdi Muxumed, Hargeysa read …

Dawlad masuul ah oo dadkana matasha Q3

Waa qormadii seddexaad ee geedi-socodka dimuquraadiyadda furan ee adduun weynaha. Ujeedada socdaalkeena taariikheed waa inaynu dhabadii la soo maray dib u qaadno, si aynu daawo ugu helno xanuunada aafeeyey nidaamka aynu indho la’aanta u qaadanay. by Ahmed Arwo read …

Tacsi Marxuum Saciid Oomar Roble

read …

The Academic Life of the Emerging Somaliland Universities

Mr. Abdirahman Ibrahim Abdilahi read …

ELDR’s Conditional Recognition Call for Somaliland

Xisbiga European Liberal DemocratsThe Congress of the European Liberal Democrat and Reform Party (ELDR) adopted a resolution that calls upon the European Union and all of its Member States to give diplomatic recognition to the Republic of Somaliland and actively encourages the African Union to accept that Somaliland is not a secessionist state but rather a democratic entity that has abrogated a union with a failed State. read …

When the Fundamental strucures of Good Governance is not in place, what value will DRP projects have? By Dr. Ali Abdi Mohamed

Yaa labeeyoo liibaanayThis Current two day conference at Mansoor Hotel, between the UNDP, donor Nations , World Bank and the Somaliland Government over the implementation talks on the long going process of the World Communities contribution to the development Projects of Somaliland, which had two previous name changes as to the Project Identification. read …

Wararka Wargeyska OGAAL, cadadkii Maanta, Khamiis, 29 Nov.

 “Sool reer kuma duulin, arrintuna Geel iyo Adhi ma joogto” Suldaan, horta Madaxweyne Rayaale maxaad isku seegteen? Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar…Waraysi gaar ah Hargeysa (Ogaal)- Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar ayaa waraysi khaas ah oo uu shalay … read …

Wariyaashii Muqdisho Ugu Caansanaa Oo U Cararaya Hargeysa Kadib Marki Khatar Noloshoda Kula Soo Daristay Muqdisho ‘Daawo Sawiradooda’

Tan iyo markii Dowlada KMG ah ee Somalia timid magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia, waxa aad usoo batay tacadiyada ay Wariyaasha ka howl gala magaalada Muqdisho kala kulmayaan Dowlada KMG ah ee Somalia. Wariyaal badan ayaa lagu xir xiray … read …

Ogeysiis: Shir KULMIYE Oo London Ka Dhici Doona

Magacyada xubnaha masuuliyiinta martida inoo ah waxkala yihiin: Xildhibaan Cumar Sanweyne, Xildhibaan Ikraan Xaaji Daauud Dr Cali Maarshaal iyo Mr Abiib Diiriye Nuur( Abiib Timacade )….Yasin Jaamac Cali read …

Beenay Waa Run Wa Run

Mr Dahir Riyaale Kaahin iyo qof kasta oo EBBE abuurtay tariikh aanu hore u samaysan heli maayo, run ahaantii …Maxamud Lafcanbe read …

Allahayow ina sanwayne miyuusan dunida rag kaga tagin waatan adkaatay oo ribbatay madaxana ku socotay itijaahna yeelan waydaye!!!

Shueib Abdi Gabose read …

Wadaad iyo Waranle Waa U Heshiis Xaawa

Faadumo Cabdillahi read …

Xeer Lr. 14 ma wuxuu la mid noqdey, Cajaladihii Madaxweyne Richard Nixon, laga furfuri waayey, aakhirkiina sababay!!.

Dr. Cali cabdi Muxumed read …

Berbera: Tababar lagaga hadlay wax ka qabasahda Baahiyaha aasaasiga ah ee Deegaanka Saaxil

C/kariim Siciid Saalax read …

Dhaqan aqooneed mise dhaqan-hoosaad?

Axmed Iid Aadan, read …

Cabdillaahi Yuusuf waa uu sii galbanayaa. Isbaddalkii somaliyana hadda ayaa uu bilowday.

Ahmedweli Goth read …

Madaxdhaqameedyada iyo waxgaradka Bariga Burco oo Bayaan diidmo ah ka soo saaray Kootada Dhoofka Xoolaha loogu xidhay Ganacsadaha Sucuudiga ah

Burco (Somaliland.org) – Bayaan ay saxeexeen in ka badan Boqol qof oo isugu jira Cuqaal, waxgarad, odayaal iyo aqoonyahan dhammaantood ka soo jeeda Bariga Burco ayaa ugu baaqay Xukuumadda Somaliland inay ka noqoto Kootada (Monopoly) ay dhoofka xoolaha nool, gaar … read …

Tagged , |

Madaxweyne Riyaale oo mar kale mawqif adag iska taagey siideynta Siyaasiyiinta ururka Qaran

 Hargeysa(Geeska)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa mar labaad ku celiyay iyo hoggaamiyayaasha urur siyaasadeedka QARAN ee ku jira xabsiga Mandheera aanay isaga u xidhnayn balse ay u xidhanyihiin sharciga.    Madaxweyne Rayaale, waxa uu sheegay in siyaasiyiinta QARAN … read …

Nin Dhallinyaro ah oo loo xidhay Aflagaaddo Madaxweyne iyo warqado amarka xadhiggiisa ah oo ay qoreen Wasiirka Ciyaaraha iyo Taliska Boolisku

Hargeysa (Somaliland.org) – Ciidamada booliska Somaliland ayaa xalay qabtay, xabsigana u taxaabay nin dhallinyaro ah oo magaciisa la yidhaahdo Maxamed Cabdi Dhabbeeye, kadib markii lagu eedeeyey inuu aflagaaddeeyey Madaxweynaha Somaliland, Daahir Riyaale. Maxamed Cabdi waxa uu ka mid ahaa koox … read …

BAAQ IYO BARAARUJIN: Dhulbahante waa Somaliland,Somaliland waa Dhulbahante. By: Maxamed Khaawi

Haddii Puntland taariikhda ku gashey (Foox),iyo (Beeyo) Soomaaliland waxay taariikhda ku gashey dhiigii Daraawiishta iyo cududii dhulbahante ee u bacbacdhigtey Ingiriis, YamYam iyo Qadaad weyn.

Ciidamo Kasoo Goostay Puntland Oo Soo Gaadhay Laascaanood

Laascaanood (Somaliland.Org) Waxaa shalay soo gaadhay magaaladda Laascaanod ee gobolka Sool ciidamo tiradoodu gaadheyso ilaa 55 oo kasoo goostay maamul goboleedka Puntland. Ciidamadan ayaa markii ay soo gaadheen magaalada lagu xareeyey airportka magaalada Laascaanood halkaas oo kulan is waraysi iyo … read …

Tacsi Marxuum Chief Aqil Hassan Nuur Hussein

Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan read …

Komishanka Doorashooyinka oo kulamo la yeeshay Axsaabta iyo Madaxweyne Riyaale

Hargeysa (Somaliland.org) – Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan la yeeshay saddexda xisbi qaran, iyaga oo habeen horena la kulmay Madaxweyne Riyaale. Kulamadaas oo aanay wax war ahi ka soo bixin ayaa Guddoomiyekuxigeenka Komishanka Doorashooyinka, ahna kusimaha Guddoomiyaha Komishanka, Xirsi … read …

Tagged , |

20 Mudane oo Shirguddoonka G.Wakiillada u gudbiyey Mooshin ay ku dalbanayaan in goluhu go’aan ka gaadho Xeer Lr.14

Hargeysa (Somaliland.org) – Labaataneeyo mudane oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Shirguddoonka u gudbiyey mooshin ay Axaddii dorraad mooshin ay ku dalbanayaan in Goluhu go’aan ka gaadho Xeer No. 14, Xeerka Diiwaangelinta Axsaabta iyo ururrada Siyaasadda, kaas oo uu … read …

Tagged |

Madaxweyne Riyaale oo la kulmay Ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan Somalia/Somaliland

Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland, Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland, Ambassador Georges Marc Andre. Waxayna ka wadahadleen arrimo ku saabsan horumarinta dimuqraadiyadda iyo kaalmada Midowga Yurub siiyo Somaliland. … read …

Tagged |