Monthly Archives: October 2007

Hoggaanka SHURONET oo jawaab qoraal ah ka bixiyey Amarkii xil-wareejinta ee Wasaaradda Caddaaladda

Hargeysa (Somaliland.org) – Wasiirkuxigeenka Caddaaladda, mudane Yuusuf Ciise Ducaale (Tallaabo) ayaa u gudbiyey Taliska Guud ee ciidanka Booliska Somaliland iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Qaraar wasaaraddiisu ku gaadhey in hoggaaminta Dalladda Iskuxidhka ururrada Xuquuqda Aadamaha ee SHURONET lagu wareejiyo xubno sheegtay … read …

Tagged , |

Shufto Badeed Soomaali ah oo ku dhintay isku day lagu qafaalanayay Markab Kuuriyan ah

shufto badeed Soomaali ah(Somaliland.Org) – Inta la ogyahay ugu yaraan laba nin oo Soomaali ah ayaa ku dhintay 5 kalena waxa la gaadhsiiyay dhaawacyo kala duwan dagaal xeebaha Soomaaliya ku dhex maray iyaga iyo shaqaalaha markab Kuuriyada Waqooyi laga leeyahay oo marayay xeebta Soomaaliya ee badwaynta Hindiya habeenimadii xalayto. read …

Warqad Wasiirkuxigeenka Caddaaladdu ku Amaray Booliska inay xilka ka wareejiyaan Hoggaanka SHURONET

 Hargeysa (Somaliland.org) – Wasiirkuxigeenka Caddaaladda, mudane Yuusuf Ciise Ducaale (Tallaabo) ayaa u gudbiyey Taliska Guud ee ciidanka Booliska Somaliland iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Qaraar wasaaraddiisu ku gaadhey in hoggaaminta Dalladda Iskuxidhka ururrada Xuquuqda Aadamaha ee SHURONET lagu wareejiyo xubno sheegtay … read …

Somali-Week Festival

Rhoda A. Rageh — There was the cheering of young upcoming poets who have found courage to stand on the wings of other poets

Tagged |

Xariif Magaalo – Qaybtii 1aad

Dhaqanka dadka reer Somaliland waxaa ka reebban beenta iyo nolosha ku dhisan hawaawiga iyo turuufada, sababtuna waxa weeye dhaqan-dhaqaalaha dadka reer Somaliland oo ah xoolo-dhaqato reer-guuraa ah, taas oo ah nolol run ku dhisan oo aan lahayn meel ay ka … read …

Xukuumadda oo la sheegay inay amar ku bixisay in xilka laga wareejiyo Hoggaanka Shuronet

Dad iyo Booliis ku urursan xarunta ShuronetHargeysa (Somaliland.org) – Xukuumadda Somaliland ayaa la filayaa berrito inay xoog xafiiska kaga wareejiso hoggaanka Dalladda Iskuxidhka ururrada Xuquuqda Aadamaha Somaliland ee Shuronet, kadib markii shalay uu dhicisoobey hawlgal boolis loo adeegsadey oo xubno hore uga tirsanaa Shuronet ay doonayeen inay xafiiska kula wareegaan. read …

Guddida Xisbiga KULMIYE ee Gobolka Hargeysa iyo Laamaha Degmooyinka oo si kulul uga jawaabey warar ay faafiyeen Cismaan Hindi iyo UDUB

Madaxda xisbiga KULMIYE, xaflad Oct 30 2007Hargeysa (Somaliland.org) – Xaflad ballaadhan oo uu soo qabanqaabiyey maamulka Gobolka Hargeysa ee xisbiga KULMIYE ayaa maanta lagu qabtay xarunta Dhexe ee xisbiga, magaalada Hargeysa. read …

Xisbiga KULMIYE oo Saddex Kun oo Doollar ugu deeqay Cusbitaalka Laascaanood

 Hargeysa (Somaliland.org) – Xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE ayaa ugu deeqay Cusbitaalka magaalada Laascaanood lacag dhan US $3,000 (Saddex Kun oo Doollar), sidaana waxa kaga dhawaaqay xaflad maanta lagu qabtay xarunta xisbiga Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). … read …

The End of Warlord Government in Somalia

Ahmed M.I. Egal Despite Ethiopia’s unstinting support, including its invasion of the country to expel the fanatics which had usurped the leadership of the UIC and install the TFG in Mogadishu read …

Xabashi Raacdaysi (GABAY)

Maxamed Xirsi Guuleed

read …

Rating The UDUB Record

Mohamud Tani read …

Khasaarahan Dalka ku habsadey 16 sano, maxaa Dood Furan looga geli waayey?!!

Dr. Cali Cabdi Muxumed, Hargeysa, Somaliland read …

Hadh Arooryo By A Geeljire

Abdillahi GeeljireEeg hadda. “Soo bax baa la leeyahay oo ay sacabka leefaysaa.” Baa la yidhi. Bal iminkaan sheegayay oo haddana beelihii buu dib iigu celinayaa. Maxaadse beeshan reer Nuur u sheeganaysaa wuxuunbay la mid yihiin beelaha read …

Bayaan ka soo baxay Beelaha Galbeed ee Burco

Burao, SomalilandBurco (qaransomaliland.com) — Shir balaadhan oo ay ka soo qayb galeen in kabadn 50 xubnood oo isugu jira salaadiin xildhibaano aqoonyahano culma diin iyo wax garad katirsan beesha H/Yoonis oo ka kala yimi Gobalada iyo dagmooyinka dalka ayaa lagu qabtay hotel City Palaza ee magaalda Burco, shirkaas oo socday muddo laba maalmood ah waxaa lagu falanqeeyay xaalada siyaasadeed ee waddanku marayo iyo aayaha katalinta guud ee beesha H/Yoonis. read …

Tagged , |

Wacdarihii aan ku arkay “Somali week: 27/10/07″

Sidaan ku maqlay: Warku wuxuu iigu yimi telefoon. Isuduwaha barnaamijka, Marwo Ayaan M.M. Cashuur ayaa igu wargelisay in bisha Oktoobar 20 – 28da hawl wacdaro leh lagu qabandoono magaalada Landhan. Kaftan kooban oo ku wajahan bisha(Oktoobar) markaannu isweydaarsannay ayaan ballanqaaday in aan bal kollay maalin maalmahaas ka mid ah madasha isha soo mariyo. read …

Madax Dhaqameed Iyo Waxgarad Buuhoodle Oo Soo Saaray Baaq Ku Aadan Xiisadaha Laascaanod

Iyadoo ay dhowaan uun ahayd markii qaar ka tirsan odayaasha & waxgaradka Buuhoodle ay ka hadleen arrinta laascaanood soona saareen baaq ku aadanaa Colada gobolkaasi ka taagan ayaa mar kale waxa ay odayaal & waxgarad reer Buuhoodle ahi waxa ay … read …

Shir Maanta Ka Dhacay Hoolka Dawlada Hoose Oo Ay Kasoo Qayb Galeen Qaar Kamid Ah Masuuliyinta Gobolka

Waxaa maata ka dhacay hoolka shirar ka ee Dawlada hoose ee magaalada laascaanood shir ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobolka iyo kan degmada laascaanood shirkaas oo ay kaga hadlayeen xaalada Gobolka iyo sidii loo dhaqaajin lahaa maamulka hadda gacanta ku … read …

Magacaagu Yuu Noqon Mid Xumaan Ka Marag Kaca

(Waxa qoray: Ahmed Haji Yussuf Dualeh, London) — Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, sida macawisaha qaar nimba maalin yuu xidhan Ilaahay hortii inaanay banaaneen sadqayntaad ku xustay maalinta shuhadada

Qorshe la doonayey in xoog lagula wareego Xafiiska Shuronet oo Dhicisoobey

Dad iyo Booliis ku urursan xarunta ShuronetHargeysa (Somaliland.org) – Qorshe la isku deyayey in xilka xoog lagaga wareejiyo hoggaanka iyo maamulka Dalladda Isku-xidhka Xuquuqul Insaanka ee SHURONET ayaa fashilmay, kadib markii ciidan Boolis ah ay adeegsanayeen uu ku hungoobeen marmarsiinyo la doonayey in xafiiskaas albaabada loogu xidho oo lagu soo kaxeeyey. read …

Tagged |

Wararka Wargeyska OGAAL, Caddadkii Maanta, Isniin, 29 Oct.

 “M/Weynuhu wuxu yidhi arrinta Burco intan way ka balaadhantahay waanan dhamays tirayaa”“Ururka Qaran isku magacaabay maaha inuu ka sheekeeyo arrin aanu lug iyo awr toona ku lahayn, waxaanan u arkaa Dhidar xabaalo qodaa Qudhunbuu uga dhacaa,”  Wasiirka Warshadaha Hargeysa (Ogaal)- … read …

Raisul Wasaaraha Somaliya Cali Maxed Geedi Oo Is Casilay

Forces of evilRa’isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia, Cali max’ed Geedi oo maanta soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii ra’isulwasaare nimo ka dib markii qoraal istaqaalo ah uu u gudbiyay Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia sida ay ku soo warmeyso wariyaha shabelle ee magaalada Baydhabo. read …

Golahii Xilka isu kordhiyey, Maanta oo Dalku Xaaladao Dagaal & Doorashooyin galay, Weli ma khilaaf bay ka hadlayaan?!

Dr. Cali Cabdi Muxumed,
Hargeysa read …

Mudane Cabdiraxmaan Aw-Cali (Tolbadane); Waa MadaxWeyne Ku Xigeenka Somaliland , Haddii iyo Haddi Walba !.

Abdiqani Ateeyeh ( London UK )

read …

Xadhigga Siyaasadeed ee Madaxda qaran, wuxuu qinaaca ka faydey, Cadow qarsoonaa

Dr. Cali Cabdi Muxumed.
Hargeysa read …

Abdirahman Aw Ali Farah – Coast to Coast Candidate

By Mohamed Ali Mousa
read …