Monthly Archives: September 2007

Ambassadorkii Somaliland U Fadhiyey Ethiopia Oo Ku Biiray Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (Somaliland.Org) Danjirahii Somaliland u fadhiyey dalka Ethiopia Mudane Yuusuf Jaamac Buraale ayaa shaaca ka qaaday inuu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE.  Danjire Yuusuf Jaamac Buraale oo ah diplomaasi miisan culus leh, isla markaana xilal wasiirnimo uga soo qabtay … read …

Wararka Wargeyska OGAAL, Cadadkii maanta, Axad, 30 Sept.

"Waxa jiray is-bahaysi ka soo horjeeday Wakiillada cusub iyo dareenadii shacbiga"  Gudoomiyaha Golaha Wakiillada   Hargeysa (Ogaal)- "Golaha waxa loo doortay inuu xeerar Ummada u sameeyo, mudadaa uu jirayna waxanu saaray illaa 10-xeer in kastoo caqabado badan uu dhinacyo badan … read …

DAYMADA WARGEYSKA: Ina Saleebaan-weynow Waad noo Dhinnayd Show!

DAYMADA WARGEYSKA: Ina Saleebaan-weynow Waad noo Dhinnayd Show! Qaran kastaa wuxuu leeyahay waxyaabo lama taabtaan ah oo uu ku dhaato qof kastoo ka tirsan ay waajib ku tahay inuu tixgaliyo sida taariikhaha halganka iyo munaasibadaha qaddiyadahooda ka turjumaya. Sidoo kalena … read …

Xisbi aflagaadada dadkiisa codka kaga hela

Dunida lama maqal madax dadkii ay codka ka doonayeen ku aflagaadooda, taariikhdoodana u heelan inay baabi’iyaan. Xukuumadda Somaliland iyo xisbigeeda UDUB oo joogto u aflagaadeeya dadkii codkooda siiyay, waxa haddana ay goorwalba istusaan isku kalsooni ay ka qabaan inay heli … read …

Wararkii Ugu Danbeeyey Caawa Ee Laascaanood Iyo Ciidamo Beeleedyo Hor leh Oo La Keenay

Wararkii ugu danbeeyey ee aanu caawa ka helayno magaalada laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in caaw fiidkii ay soo galeen ciidamo beeleedyo dheeri ah kuwaas oo ku biiray kuwii hore u joogay koonfurta magaalada laascaanood , ciidamadaas oo ay … read …

Faysal Cali Waraabe Iyo Siyaasiyiinta Ururka Qaran Ee Xidhan Oo Isku Horfadhiistay Dood Iyo Garnaqsi

Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah Md. Faysal Cali Waraabe iyo hoggaamiyayaasha urur siyaasadeedka QARAN ee ku jira xabsiga Mandheera Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi iyo Jamaal Caydiid Ibrahim, ayaa shalay gudaha xabsiga Mandheera ku yeeshay kulan door … read …

Degmada Dhoqoshey oo uu ka bilaabmay dhismaha Dugsi Sare

Deegaanka Tuulada Dhoqoshay oo ah deegaan ay ku nool yihiin dad aad tiro badan, Tuulada Dhoqoshay waa Tuulooyinka ay wax ka bartaan Ardayda ugu badan Dugsiyada Hoose /Dhexe ee Gobalka Togdheer. Dhowaan Tuulada dhoqoshay waxaa kormeer ku tegey Wasiirka Wasaarada … read …

Wasirka Warshadaha, Maxamed Salebaan Maxamed Ayaa Si Kulul Cay Iyo Weedho Qabyaaladed Ku Weeraray Hogganki Siyasad SNM Iyo Madaxda KULMIYE

Wasiirka Warshadaha, Maxamed Saleebaan Maxamed (Ina Saleebaan-weyne), ayaa si kulul cay iyo weedho qabyaaladeed ugu weeraray hoggaankii siyaasiga ahaa ee ururka SNM iyo madaxda xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE. Wasiirka Warshadaha, Maxamed Saleebaan Maxamed (Ina Saleebaan-weyne), ayaa si kulul cay … read …