Monthly Archives: March 2006

Naqdiga Miisaaniyada Somaliland ee Sannadka 2006

Miisaaniyaddu cilmi uma baahna ee caqli ayay u baahantahay miisaaniyaddana caqligii ayaa ka maqan. Sannad walba miisaaniyadda Somaliland (SL) waan naqdiyaa aniga oo soo shaac bixinaaya madmadawga ku jira si gaar ahna u qiimeynaaya tayda miisaaniyadda. read …

Tagged |