Monthly Archives: November 2005

Golaha Cusub Ee Baarlamaanka Oo Doortay Shir Guddoon Cusub: C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi, Cabdicasiis Samaale, Baashe Maxamuud Faarax

Hargeisa (Somaliland.org) Kal fadhigii 1-aad ee Golaha wakiiladda oo maanta ka qabsoomay Hoolka Golaha Guurtida ee Magaalada Hargeysa ayaa waxay 48 xildhibaan ee Labada Xisbi KULMIYE iyo UCID ku doorteen Guddoomiye iyo labadiisa Guddoomiye ku xigeen, kal fadhigani oo 33-ka … read …

Feedh, Dhirbaaxo, Buuq Iyo Qallaase Saameeyey Maanta Kal Fadhigii 1-Aad Ee Golaha Wakiiladda Iyo Jawiga Guud

Hargeisa ( Somaliland.org) Saaka Subaxnimadii hore ayaan u jarmaaday inaan ka hawl galo Xarunta Golaha Guurtida oo ahayd halkii uu ka qabsoomaaayey maanta Kal-fadhiga 1-aad ee Golaha Wakiiladda, abaaro 8:00 Subaxnimo ayaan soo gaadhay Guriga uu shirku ka qabsoomaayey oo … read …

Xisbiga Udub Iyo Musharaxa Ay Usoo Bandhigeen Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda

Hargeisa ( Somaliland.org) Waxaa Shallay Shir ka dhacay Xarunta Xisbiga UDUB ahna Gurigii uu hore ugu degena Madaxweynaha hadda Tallada Somaliland Haya Daahir Rayaale Kaahin waagii uu Madaxweyne ku xigeenka ahaa, lagu soo bandhigay Shakhsiyad ay Xisbigaasi usoo bandhigeen inuu … read …

War-saxafadeed Ay Si Wada Jir Ah Usoo Saareen KULMIYE Iyo Ucid

Hargeisa ( Somaliland.org) Labada Xisbi ee KULMIYE iyo UCID ayaa waxay dhawaan soo saareen Nuxur War-saxaafadeed oo ay ku kala saxeexanaayeen Labada Afhayeen ee labada Xisbi, Mujaahid Maxamed Kaahin oo ah Afhayeenka Xisbiga KULMIYE, iyo Xasan Xuseen Maxamed oo ah … read …

Qodobadii Ay Saxeexeen Xildhibaanada Mucaaridku Shallay

QODOBADII AY SAXEEXEEN XILDHIBAANADA MUCAARIDKU SHALLAY Hargeisa (Somaliland.org) Waxaa Maalintii Shallaytoole ahayd lagu qabtay Hotelka Ambassador ee Magaalada Hargeysa Kulan balaadhan oo ay iskugu yimaadeen 45 Xildhibaan oo ka kala socday labada Xisbi ee Mucaaridka ah KULMIYE iyo UCID, iyo … read …

Xildhibaanada Ka Soo Baxay Xisbiyada Mucaaridka Oo Maanta Saxeexay Heshiiskii Labada Xisbi Mucaaridka Ahi Ku Wada Gaadheen Wadaaga Shir Gud

Hargeisa ( Somaliland.org) Waxaa Maanta Hotelka Ambassador lagu qabtay Shir weyne balaadhan oo ay ka soo qayb galeen badiba Xildhibaanada Labada Xisbi ee Mucaaridka ah KULMIYE iyo UCID uga soo baxay Doorashadii dalka ka qabsoontay 29 September iyo Hogaamiyayaasha Labada … read …