Monthly Archives: October 2005

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Faysal Xaaji Jaamac Oo Markii U Horeysay Ka Hadlay Natiijada Kama Dambaysta Ah Ee Doorashadda Golaha Wakiilada.

Hargeysa (somalilad.org) Faysal xaaji Jaamac gudoomiyaha maxkamada sare ayaa sheegay inay natiijada kama dambaysta ee doorashada golaha wakiilada ugu dhawaaqi doonaan sidii komishanka qaranku ugu soo gudbiyay maxkamadda sare,iyagoon waxba ka bedelin. Waxaa uu sidaa ku sheeagay maanta mar uu … read …

Maxkamadda Sare Oo Dhawaan La Filayo Inay Ku Dhawaaqdo Natiijada Doorashadii Golaha Wakiiladda

Hargeisa (Somaliland.org) 48-ka saacadood ee soo socda ayaa la filaya inay Maxkamadda sare ee Somaliland ku dhawaaqdo Natiijada Doorashadii Golaha Wakiiladda ee dalka ka qabsoontay 29 September, Koomiishanka Dooraashooyinka qarrankuna ay hore ugu dhawaaqeen Natiijadii Horu dhaca ahayd. Masuul sare … read …

Labada Xisbi Ee Mucaaridka Ah KULMIYE Iyo Ucid Oo Ku Heshiiyey Wadaaga Shir Guddoonka Golaha Wakiiladda

LABADA XISBI EE MUCAARIDKA AH KULMIYE IYO UCID OO KU HESHIIYEY WADAAGA SHIR GUDDOONKA GOLAHA WAKIILADDA Waxaa Xallay abbaaro Saacadda Beriga Afrika Markay tilmaamaysay 8:00 fiidnimo, xaflad balaadhan ku qabtay Hotelka Maansoor Labada Xisbi ee Mucaaridka ah KULMIYE iyo UCID, … read …

Komishanka Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Doorashooyinka Wakiilada

Hargeysa (Somaliland.Org) – Komishanka Doorashooyinka Ayaa Saaka Si Ku-meel-gaadh ah Ugu Dhawaaqay Natiijadii Tartanka Golaha Wakiilada Somaliland ee Dalka Ka Dhacday 29-kii September, 2005 read …

Tagged , , |

War-saxaafadeed Ay Si Wada Jir Ah U Soo Wada Saareen Labada Xisbi Ee UCID Iyo KULMIYE

Hargaysa(Jam)- Guddoomiyayaasha labada Xisbi – KULMIYE iyo UCID ee Mucaaradka Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeyay Xukuumadda iyo Xisbiga UDUB in ay si aan sharciga waafaqsanay u gacan maroojiyeen codbixintii Doorashada golaha … read …